Friday, April 26, 2024

Labo kamid ah Wasiirada Norway oo la kulmay Somalida ku nool Dalka Norway.

0
labo kamid ah Wasiirada Dalka Norway ayaa kulan la qaatay somalida Norway gaar ahaan raga somalida ee ku nool dalka kuwaasi oo heesta qoysaska...

Norway oo Dadka ugu badan ee Qaata Lacagta Ceyrta ku tilmaamtay Qaxootiga kasoo jeeda.

0
Dowlada norway gaar ahaan Hay'ada dalkaasi u qaabilsan dhanka tirakoobka ayaa warbixin ay soo saartay ku muujisay dadka ugu badan ee ku nool Dalkaasi...

Raisal wasaarada Dalka Norway oo qaadashada lacagta ceyrta ee Ajaanibta ku xirtay barashada luuqada...

0
Dowlada Dalka Norway ayaa adkeneysa qaabka Qaxootiga ku helaan lacagta ceyrta iyadoo soo kordhineysa Sharuudo adag oo ay kamid tahay barashada luuqada qofka doonaya...

Norway: Codsiga Dowlada oo la Aqbalay, Tirada ilmaha dhashay oo korortay

0
The Norwegian government has twice reiterated that the birth rate in the country has dropped and that more people need to have more children. The...

Dowlada Norway oo Dadkii ay Lacagaha siisay Xiliga Corona dib uga soo ceshaneysa

0
Dowlada Norway gaar ahaan Xafiiska Shaqada ee NAV ayaa shaaca ka qaaday in laga bilaabo maalinta talaada ee isbuuca danbe ay bilaabeyso soo celinta...

Norway oo Dalkeeda ka ceyrisay Dublamaasi u dhashay Dalka Poland oo lagu eedeeyay.

0
diblomaasigan ayaa dhowr jeer ka hadlay kiisas la xiriira Barnevernet. Wasaaradda arrimaha dibadda (UD) ayaa cadaysay inay dalka ka erisay diblomaasi u dhashay dalka Poland...

Norway: Isbadal lagu Sameeyay Kaarka Wadista Gawaarida

0
Qof kasta oo dalbada shatiga darawalnimada cusub, laga bilaabo 1da Sebtembar, wuxuu heli doonaa mid wata naqshad cusub. Iyadoo kuwa hore lagu badalayo. - Naqshadaynta...

Norway oo maanta bilowday Qaadashada Basaboorka Cusub

0
Dib udhacyo dhowr ah kadib, waxaa ugu danbeyntii la bilaabay Baasaboorka cusub ee Norwey. Kuwa ugu horeeya ee qaatay baasaboorka cusub waxaa kamid ahaa wasiirka...

Raiiselwasaaraha Norway: Waxaan ka Cabsi qabnaa in dad badan ay dhintaan

0
Sababo la xiriira heerarka caabuqa ee sare ugu kacay Norway, Ra'iisul Wasaaraha Erna Solberg (H) ayaa ka cabsi qabta in bukaanno badan oo isbitaalka...

Heerka Corona ee Norway iyo Denmark oo Korortay Todobaadyadii ugu Danbeeyay

0
Mas'uuliyiinta caafimaadka ee Denmark iyo Norway ayaa sheegay in tirada cudurrada cusub ee fayraska Corona ee labada waddan ay mar kale kordheen toddobaadyadii la soo dhaafay. Toddobaadkii hore, 11,415...