Tuesday, May 7, 2024

Norway oo Caabuqa Corona Mar kale ku sii kordhayo Gobolada Dalka

0
Toddobaadkii hore, 2,187 caabuq ayaa laga soo sheegay Norway - marka la barbar dhigo 1,428 usbuucii ka horreeyay, sida lagu sheegay ururinta wakaaladda wararka...

Raiiselwasaaraha Norway: Waxaan ka Cabsi qabnaa in dad badan ay dhintaan

0
Sababo la xiriira heerarka caabuqa ee sare ugu kacay Norway, Ra'iisul Wasaaraha Erna Solberg (H) ayaa ka cabsi qabta in bukaanno badan oo isbitaalka...

Norway oo Wax ka badashey Sharuudaha Waalidka Basaboorka u dalbaya Caruurta

0
Dowlada Norway ayaa wax ka badashey Qaabka Waalidka uu u dalbanayo Basaboorka Caruurta ka yar 18 Sano jirka ama Kaarka Aqoonsiga. laga Bilaabo Bisha November...

Norway oo Xuduuda u furtay Shaqaalaha ka imaanaya Wadamada Scandinavian

0
sida maanta ay shaacisay Dowlada Norway gaar ahaan wasiirada Ganacsiga Norway Eskilin waxay dowlada ay toos u furtay Xaduuda ay la wadaagto Wadamada Nordic...

Norway oo kordhisay Lacagta caawinta ee lagu qaato Caruurta

0
Qof kasta oo heysta carruur ka yar da'da lix sano waxaa u kordheysa lacagta kaalmada carruurta laga bilaabo 1da Sebtember 2020. kaalmad ayaa kordheysa...

Kjell Ingolf ”Waxaan idin Xaqiijin karaa in Dowlada ay Sanadka danbe qaadaneyso 3,000 kun...

0
''Waxaan xaqiijin karaa in dowlada sanadka soo socda ay dooneyso inay qaabisho 3,000 oo qoxooti qoondo ahaan, waana tiro rikoor ah'' hoggaamiyaha KrF Kjell...

Wasiirka Cadaalada Norway oo Laanta Socdaalka UDI ka diiday Sharci Cusub oo Magangalyodoonka ah

0
Hogaanka socdaalka ee UDI-da ayaa rabta in ay wax ka badasho sharciga magangalyada Norway oo ay siiso Sharciga dhamaan dumarka Afgaanistaan, balse waxaa diiday...

Norway oo sheegtay waqtiga uu bilaabanayo Sharciga Cusub ee ogolaanaya qaadashada labada dhalasho.

0
tan iyo sanadkii hore Dowlalada ayaa ku hoolaneyd waqtiga uu bilaabanayo sharciga cusub ee dadka dalka u ogolaanaya in ay qaataan labo dhalasho oo...

Wasiirka Cadaalada Dowlada Norway oo iska casilay Xilkiisa wasiirnimo

0
Ra’iisul wasaare Erna Solberg oo sheegtay inay ka xun tahay is casilaadda Wara. Ra’iisul wasaare Erna Solberg (H) iyo wasiirka cadaaladda Tor Mikkel Wara (Frp)...

Norway oo lagu dilay Wiil Somali ah, Qof loo qabtay Dilka

0
Sida laga soo xigtay Booliska Norway waxaa Xaafada Tøyen lagu dilay wiil 20 sano jir ah kaasi oo dilkiisa loo adeegsaday toorey. Falkan oo dhacay...