Afar qof ayaa lagu dilay koonfurta Stockholm shan maalmood gudahood.
Toogashada ugu danbeesay ayaa ka dhacday magaalada Flemingsberg gaar ahaan guri ku yaala dhismo dabaq...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa mar kale ku baaqay in dalka Sweden laga mamnuuco cod-baahiyeyaasha.
Barta rasmiga ah ee xisbiga ee Twitter-ka ayaa la soo dhigay...
Hooyo Rihana Omar ayaa dib ugu soo laabatay Dalka Sweden oo Dhawaan laga tarxiilay kadib go'an kasoo baxay laanta Socdaalka.
Hooyada oo Asal ahaan kasoo...
Duufaano barafka wata ayaa soo gaaray caasimadda dalka Sweden ee Stocholm kaasoo saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo nolol maalmeedka Dadka deggan.
Hay'adda saadaasha...
Booliska Denmark ayaa sheegay in wiil 17 jir ah iyo wiil 18 jir ah ay ku dhinteen Toorey kadib markii ay lagu weeraray xaafada...
Molly Gnospelius oo 14 jir ah ayaa u dhimatay Isticmaalka Tramadol iyo Khamri kadib markii ay lasoo Caweesay Asxaabteexa.
Waxay timid Guriga iyadoo Seexatay Sariirta...
Magaalada Helsingborg (Koonfurta Sweden) waxaa ka dhacay qarax weyn oo lala beegsaday albaabka dhismo ay degan yihiin oo ku yaala dhanka waqooyi ee magaalada.
SVT...
Mucaaradka dalka Turkiga ayaa ugu dambeyn isku raacay cidda la tartameysa Recep Tayyip Erdogan doorashada madaxtinimo ee dhici doonta bisha May. Waxaa la filayaa inuu...
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa Xukun Musaafurin ah u soo saartay Hooyo Somaliyed taasi oo Saddex Caruur ah ku dhashay Dalka Sweden.
Hooyada oo lagu Magacaabo...
Booliska ayaa sheegay in nin la qabtay kadib markii laga helay boorsooyin la hubiyay waxyaabaha qarxa garoonka diyaaradaha ee gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka.
Dacwad...














