Home Wararka Caalamka Hooyo Rihana oo dib ugu soo Laabatay Dalka Sweden, Dhawaan ayaa loo...

Hooyo Rihana oo dib ugu soo Laabatay Dalka Sweden, Dhawaan ayaa loo Tarxiilay Dalka Italy

0
Photo/Anders Wiklund/TT & privat
Ad

Hooyo Rihana Omar ayaa dib ugu soo laabatay Dalka Sweden oo Dhawaan laga tarxiilay kadib go’an kasoo baxay laanta Socdaalka.

Hooyada oo Asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya ayaa Saddex Caruur ah ku dhashay Sweden lakin Sharcigeeda oo ahaa Italy ayaa keenay in Laanta Socdaalka ku Amarto in Dalka laga tarxiilo.

AD

Bishan Kowdeeda ayaa dib loogu Celiyay Dalka Taliyaaniga si lamid ah Itlay ayaa diiday in Dalkeeda u ogolaato.

Booliska Dalka Sweden ee Xuduudaha ayaa Rihanna dib ugu soo Celiyay Dalka Sweden iyagoo Xitaa Tikidka kasoo Bixiyay Sida Rihanna u sheegtay warbaahinta.

Rihanna ayaa dooneysa inay lanoo laato Caruurteeda iyo Ninkeeda oo heesta Sharciga Dalka Sweden kuna nool mudo dheer.

AD
Previous articleDuufaano Baraf Wata oo ku Dhuftay Caasimada Stockholm, Isku Socodka Gadiidka oo xirmay
Next articleXisbiga SD oo u Ololeenaya Mamnuucista Aadaanka Salaada, Gobolada Qaar oo Aadaanka loo ogolyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here