Qaxootiga ku sugan Dalka Mexico ayaa la kulmay dhibaato xoogan oo ku aadan safarkooda ay kaga sii gudbayaan dalkaasi.
Muhaajiriinta ayaa ka sheekeynaya xaalado naxdin...
Kooxo hubeesan oon wali heebtooda la aqoonsan ayaa wiil Soomaali ah shalay ku dilay xaafadda Gleadless oo katirsan magaalada Sheffield ee kutaalla woqooyiga dalka ...
Andrej Medvedev oo loo malaynayo inuu ka soo goostay Kooxda Wagner ayaa lagu wadaa in Norway lagu soo celiyo, sida uu xaqiijiyay booliska Sweden.
Fiidnimadii...
42 diyaaradood oo laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa Sabtidii maanta ka gudbay khadka dhexe ee marin biyoodka Taiwan, xilli Shiinuhu uu dhoolatus milateri ku...
Saddex qof ayaa ku dhintay oo uu ku jiro dalxiise Talyaani ah, ugu yaraan toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar baabuur iyo toogasho...
Turkiga ayaa rajaynaya in Sweden, sida Finland, ay sida ugu dhaqsaha badan u gudato waajibaadkeeda si ay iyaguna ugu biiraan NATO, ayuu yiri wasiirka...
Ciidamada Ruushka ayaa xoog ku qabsaday magaalada Bachmut, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Britain.
Dhinaca Ruushka ayaa dagaalka magaalada ku jiray ilaa dhamaadkii bishii March,...
Bilayska ayaan wali wax tuhmane ah u hayn toogashadii shalay galab ka dhacday magaalada Eskilstuna halkaas oo wiil dhalinyaro ah oo 18 jir ah...
militariga Israa’iil ayaa weeraray dhowr goobood oo ku yaalla Lubnaan.
Sida laga soo xigtay militariga, duqeymaha dhanka cirka ah ayaa jawaab u ahaa gantaalada faraha...
Dowladda Sweden ayaa sheegtay inay sharciyada kala noqonayso qofkii ku laabtay dalkii uu ka soo cararay markii hore, sida Soomaaliya oo kale .
Dowladda Sweden...














