Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa galinka dambe ee maanta la hadli doona xubnaha baarlamaanka markii ugu horeysay tan iyo markii UK ay...
Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu Iran u gudbiyay fariin gaar ah oo ku saabsan Xuutiyiinta Yemen ka dib markii Maraykanku uu...
Ciidamada Israa’iil ayaa ol’ole kale ka fuliyay Daanta Galbeed ee la haysto.
Wiil dhalinyaro ah ayaa xabad ay rideen ciidamada Israa’iil haleeshay kahor inta aan...
Kumanaan dadka reer Sanca ah ayaa dibadbaxyo ka dhigay wadooyinka magaalada madaxda dalka Yemen iyaga oo sheegay inay cambaareynayaan weeraradii dhinaca cirka ahaa ee...
Maraykanka ayaa duqaymo hor leh ku garaacay kooxda Xuutiyiinta ee ka dhisan dalka Yeman, sida ay baahiyaan qaar kamid ah warbaahinta Maraykana.
Warbaaahinada kala ah...
Hore waxaa jiray warka ah in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay sheegeen inay sii wadi doonaan weerarrada ka dhanka ah maraakiibta badda cas ee lala...
Waa kiiskii qarniga oo hor yaalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, qareennada Koonfur Afrika, iyo kuwa matalaya Israa'iil, ayaa doodi ku dhexmaraysaa Maxkamada taa...
Iran ayaa gacanta ku dhigtay Markab shidaal siday oo marayay Jaziirada Marshal sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.
Kooxo hubeysan oo wajiyada soo xirtay ayaa lagu...
Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee loo soo gaabiyo ICJ ay billowdo, dhageysiga dacwad ka dhan...
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Ulf Kristersson ayaa ka hadlay Dagaalka ku soo wajahan dalka taasi oo dhawaan la shaaciyay isagoo sheegay in ula jeedka...













