Home Wararka Caalamka Banaanbax looga soo horjeedo duqaymaha Maraykanka oo ka dhacay Sanca

Banaanbax looga soo horjeedo duqaymaha Maraykanka oo ka dhacay Sanca

0

Kumanaan dadka reer Sanca ah ayaa dibadbaxyo ka dhigay wadooyinka magaalada madaxda dalka Yemen iyaga oo sheegay inay cambaareynayaan weeraradii dhinaca cirka ahaa ee Maraykanka iyo Ingiriisku ku qaadeen saldhigyada kooxda Xuutiyiinta.

Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta ayaa sheegay in wadamada fuliyay weerarka ‘ay cawaaqib la kulmi doonaan’.

Labada waddan ayaa sheegay in weeraradoodu ay jawaab u ahaayeen weeraro ay xuutiyiintu horay ugu qaadeen maraakiib maraysay Badda Cas.

Wadamada Netherlands, Australia, Canada iyo Baxrayn ayaa taageeray weerarka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here