Home Wararka Caalamka Duqaymo mar labaad lagu garaacayo Xuutiyiinta Yemen

Duqaymo mar labaad lagu garaacayo Xuutiyiinta Yemen

0

Maraykanka ayaa duqaymo hor leh ku garaacay kooxda Xuutiyiinta ee ka dhisan dalka Yeman, sida ay baahiyaan qaar kamid ah warbaahinta Maraykana.

Warbaaahinada kala ah CNN iyo reuters ayaa soo xiganayay masuuliyiin Maraykan ah oo aysan magacaabin.

Arrintaan ayaa kusoo aadeysa xilli muuqaal baahiye ay leeyihiin Xuutiyiintu oo lagu magacaabo Al-Masirah uu sabtidii baahiyay in weerar lagu bartilmaamedsaday caasimadda Sanca.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here