Monday, April 20, 2026
Dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga S ayaa doonaya in lacagta amaahda ee ardayda ka helaan hay'ada CSN lagu qaadi karo kaararka lagu kaxeeyo Basaska...
Madaxa Swedbank Birgitte Bonnesen ayaa ka hadashay markii ugu horeysay ilaa iyo markii la soo shaac dhigay warbixintii ku saabsanayd kashifaadda lacagta madow ee...
Agaasimaha NAV Sigrun Vågeng oo noqotay tan kaalinta koowaad kaga jirta liiska xubnahan. Walow ay Erna Solberg tahay ra’iisul wasaaraha dalka Norway haddana waxaa jira...
Ra’iisul Wasaaraha New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadayso Jimcaha soo aaddan si ay garab istaag ugu muujiso dadka...
Gudaha maktabadda Tensta ayaa waxa ka socda ganacsi maandooriye kaasoo u socdo si aan qarsooneyn. Ganacsigan ayaa keeni  kara in la xiro maktabadda. In kastoo...
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George W Bush ayaa amaanay saameynta ay dadka soo galootiga ah ku leeyihiin waddankiisa, xilli uu khudbad u jeedinayay...
Kalaab lagu caweeyo habeenki oo ku yaalla Magaala Malmö ayaa lagu qarxiyay Bam habeenki Axada ee aanu soo dhaafnay taasi oo cidna waxba ku...
Wakaaladda socdaalka ee migrationsverketka ayaa ka digtay caqabadda ka dhalan karta qorshaha dawladda ee la xiriira in wakhti lagu daro sharciga ku meel gaarka...
Nin hubeesan ayaa rasaas ku furay bas nuuca korontada ku shaqeeya oo marayay magaalada Utrecht oo kutaala bartamaha dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay...