Tuesday, May 21, 2024
Maalinta Jimacada aan soo dhaafnay galabkeeda Booliska Magaalada ayaa helay meydka Qof la aaminsanyahay in uu yahay wiil 12 sano jir ah oo la waysanaa. Wiika ayaa la waayay maalinta Talaadada aan soo dhaafnay markaasi oo isaga iyo Eygiisa ay...
Afayeenka Barlamaanka Dalka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta oo isniin ah la hadlay warbaahinta isagoo ka hadlay Raisal wasaaraha cusub ee arbacada loo codeenayo Ugu horeyn ayaa sheegay in Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson uu soo dhisayo Dowlad ka kooban...
Dhawaan Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen ayaa soo saaray Warbixin ee ku sheegay in Dadka ku cusub Dalka ay heleen Shaqooyin iyo Waxbarasho iyagoo la caawinayo. Arintaasi ayaa keentay in dhaleeceen xoogan loo jeediyo Xafiiska Shaqada taasi oo kaga...
Xaalada Dalka Suuriya oo soo hagaageysa iyo madaxweynaha Dalka si oo hantay badi Gobolada Dalka ayaa keentay in Qaxootiga Dalkaasi ay ku laabtaan Dalkooda. Qaxootiga ku sugan Dalka Jordan ayaa bilaabay in ay ku laabtaan Dalka Suuriya iyagoo codsaday in...
Iyadoo Dowlada Dalka Norway gaar ahaan Maxkamada Labaad ee Dalkaasi ay diiday Racfaanka Mahad Abiib ayaa waxaa Qareenkiisa uu la hadlay Talafashinka TV2. Qareenka Mahad Abiib oo lagu Magacaabo Arild Hunlem ayaa sheegay in Maxkamada aysan fiirin cadeymo dheeraad ah...
Maxkamad ku taalla Dalka Norway ayaa markale go.an ka gaartay Mahad Abiib oo ahaa dhibane laga ceshtay Sharciga Dalka norway oo uu heestay. Maxkamada Labaad ee Dalka Norway ee D.2 ayaa diiday Racfaanka uu Mahad Abiib ka qaaday Kiiskisa iyadoo...
Nin Asalkiisu Soomaali yahay oo  magaciisa lagu sheegay Mohamed Khalif ayaa weerar loo adeegsaday mindi waxa uu ka geestay bartamaha magaalada Melbourne ee dalka Australia. Mohamed Khalif oo xubin ka ahaa kooxda Islaamiga ee Daacish ayaa mindi ku dhaawacay sadex...
ku dhawaad 2000 kun qof ayaa ka qeyb qaadanaya raadinta wiil 12 sano jir ah kaasi oo labo maalin kahor la waayay. booliska magaalada oo ka qeyb qaadanaya raadinta wiilka yar ayaa isticmaalaya diyaaradaha qumaatiga u kaca hase yeeshee wali...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa 14 November u codeenaya Ulf Kristersson oo isku dayidoona Codeenta Barlamaanka kadib markii afayeenka Barlamaanka uu ku dhawaaqay arintaasi. Gudoomiyaha hogaamiya xubnaha Xisbiga Kristdemokraterna ee ku jira Barlamaanka Andreas Carlson ayaa shaaca ka qaaday codeenta dhaceysa...
inkastoo Xisbiga Demokraterna uu kaalinta ugu horeeso ka galay codeento ugu badan caasimada Götenborg isla markna kaalinta labaad ay galeen xisbiga Socaildemokraterna ayaa dhanka kale waxaa Degmadaasi hogaamin kara xisbiyada isbaheystay ee Alliansen. Garabka Alliansen ayaa bilaabay qorsho cusub kaasi...