Monday, April 20, 2026
Xisbiyada ku jira Barlamaanka Dalka sweden ayaa ka siman go'anka ku aadan in wadanka aan la keenin qof ku biiray kooxaha argigixisada iyagoo isku...
Tira koob cusub oo ku saabsan adeegga xaduudka ayaa muujinaya in Noorweejigu aad uga soo dukaamaystaan halkaas. Iyadoo ay jirtay in mudaba noorweejigu ay la...
In kastoo sanad kasta caruur da’doodu ka yar tahay 15 sano lagu soo ashkateeyo boqolaal danbiyo waaweyn haddana waxa aad u yar caruurta maxkamad...
Xildhibaannada Britain ayaa ka soo horjeedsaday qorshihii u dambeeyay ee dawladdu ay ku doonaysay in looga baxo Midawga Yurub. Ra'iisulwasaare Theresa May ayaa xaqiijisay in...
Iyadoo waqtigii kalluumaysigu uu ka bilowday Lofoten iyo Vesterålen, isla markaana ay carruur badan lacag fiican ka helaan waqtiga fasaxa jiilaalka ayey carruurtu ka...
Midowga yurub ayaa isku raacay hakinta duulimaadka Shirkada diyaaradaha Boeing 737 MAX. kadib markii 157 qof ay ku dhinteen nuuc kamid ah diyaaradaasi oo...
Baarlamanka ayaa maanta ka doodi doona waxa laga yeelayo dagaalyahanada ka garab dagaalamey Daacish ee ku sugan dalka Suuriya, iyadoo su’aal wax badan laga hadlayey...
Dabkii qaraxa u ekaa ee shalay ku dhacay bas marayey mid ka mid ah waddooyinka magaalada Stockholm ayey dad badani ku dhiman kareen waana...
wiil 20 sano jir ah ayaa lagu toogtay caasimada stockholm toogashada ayaa ka dhacday goobta tareenada laga raaco ee xaafada Älvsjö. dad ku sugan halka...
Emma Carlsson Löfdahl (L), ahna xubin ka tirsan baarlamanka ayaa ku dhawaaqday inay ka tagayso xisbiga Liberalerna kadib markii la soo ogaaday iney guri...