Home Wararka Maanta Försäkringskassan oo lacago ka hakisay dad badan oo qayaano ku sameeyay

Försäkringskassan oo lacago ka hakisay dad badan oo qayaano ku sameeyay

0

Hay’ada Ceemiska Sweden ee Försäkringskassan ayaa hakisay lacago badan oo lagu sameeyay qayaano iyadoo dadka qaarkood ay qorteen jiro xili ay shaqeenayeen halka dadka kale lagu qabtay qaladaad kale.

Labada Hay’adood ee Försäkringskassan iyo Skatteverket oo si wadajir u shaqeeyay ayaa iska kaashadaday ka hortaga yaqaanooyinkan ka dhacay laanta ceemiska ee Dowlada Sweden.

sida ay sheegtay laanta Ceemiska ku dhawaad 650 miljoner oo kronor ayaa laga hakiyay dadkaasi lagu qabtay qayaanada oo tiro ahaan gaaraya 800 oo qof.

Dadka lagu qabtay qaanada ayaa badankooda lagu wargaliyay booliska madama lacagtooda ay aheyd mid tiro badan.

Somalisa Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here