Friday, April 26, 2024
Dowlada ingariiska ama boqortooyada UK ayaa ku howlan sidii ay kaga bixi laheyd dowladaha isku tagay ee midowga yurub kuwaasi oo leh calan gooni ah iyo sharci gooni u ah isla markana ka kooban 28 dal lakin ka bixitaanka...
Ilhan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congresska dalka Mareykanka ayaa mar kale dood iyo caro ka dhax abuurtay Xisbiga ay katirsan tahay ee Dimuquraadiga iyo sidoo kale guud ahaan dalka Mareykanka. Wareysi ay siisay Ilhan Cumar Wargeyska Politico magazine ayey weerar...
Inta badan dalalka Yurub waxa ay ku bahaysanyihiin hal urur oo sahlay in si fudud loogu kala gudbo dalalkan, iyada oo meelaha badan uu hal qad tareen ka dhex shaqeeyo. Taas waxa ay kuula muuqan kartaa arrin aad u wanaagsan...
Eskil Erlandsson oo ka tirsan Xisbiga Dhexe ee Centerpartiet ayaa laga joojiyay shaqada barlamaanka oo uu kamid ahaa sanado badan. Waxa uu sidoo kale ahaa Wasiir ka tirsanaan jiray Xukuumadihii hore. Laakiin hada waa lagu qasbay inuu ka baxo ama...
Maxkamada Solna ee magaalada Stockholm ayaa nin 46 jir ah ku xukuntay todoba sanno oo xabsi ah iyo in dalka laga masaafuriyo abid, iyadoona lagu eedeeyey inuu qorsheeynayey fal argagaxiso oo uu ka sameeyo Sweden. Laba nin oo kale oo...
Ayuub oo ah wiil 16 sano jir ah oo ka soo jeeda Soomaaliya ayay kooxo ku hubaysan midiyo ku dileen Magaalada London. Wiilkaan ayay horay dhawr mar dhaawaceen kooxaha Gangs ka ah, iyadoo la sheegay in kooxaha hubaysani ay fariimo...
Anaga oo Ah Somalida Ku Nool Dalka Iswidhan Misna aan Sharacii Ku Haysan Dalka-sii Walac Weyn Ayaa Na Galay .Markii Wasiirka Arriimaha Dibaada Somaliya Mudane Cawad Cise La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibaada ee Dalka Iswidhan Marwo Margota ,Kulanka Oo...
waxaa socota ololaha xisbiyada Dalka Finland ugu jiraan doorashada barlmaanka Finland oo ka hartay mudo shan isbuuc oo kaliya iyadoo xisbiga Socialdemokraterna uu hogaaminayo xisbiyada ku loolamaya kuraasta barlamaanka kadib markii la sameeyay fikrad aruurin ku aadan doorashada barlamaanka. codeen...
Xildhibaanad ka tirsan aqalka Senatka ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inuu kufsaday sarkaal iyada ka sarreeysay markii ay ka tirsanayd ciidammada cirka. Martha McSally oo ahayd gabadhii u horraysay ee duulisa diyaarad ay ciidammada Maraykanku leeyihiin oo dagaal ku jirta...
Sweden ayaa meel adag ka joogta qorshaha dalalka yurub ay ku doonayaan in lagu qaabilo qaxootiga ka imaanaya wadamada dhibaatada ka jirto ee soo gaaraya Qaarada Yurub kuwaasi oo wadamada qaarkood ay diideen in ay qaabilaan halka kuwa kale...