Home Wararka Maanta Akhriso:- Qodobo Muhiim ah oo Dowlada Norway kusoo rogtay Dalkeeda

Akhriso:- Qodobo Muhiim ah oo Dowlada Norway kusoo rogtay Dalkeeda

0

Dowlada Norway ayaa Xaalad Deg Deg ah ku rogtay Dalkeeda waxaana kamid ah in la xiro Goobaha Waxbarashada  Dalka iyadoo 15 qodob soo saartay.

Qodobada Dowlada soo saartay oo lagu sheegay mid looga hortago Cudurka Coronavirus ayaa noqonaya kuwa saameen xoogan leh waxaa kamid ah.

● Xiritaanka Iskuulada Waxbarashada iyo Goobaha Xaanada iyadoo qaab kale ardayda wax loo barayo.

●Mamnuucida Xafladaha ay iskugu imaan karaan 50 qof ka badan.

● Xiritaanka goobaha lagu jaro timaha iyo Goobaha kale ee Masaajka

●Goobaha Dukaamada oo sii Shaqeenaya sida Caadiga

●Dadka bartay Caafimaadka oo lagu amray in Dalka ka bixin.

●Booqashada isbitaalada oo la joojiyay.

●Goobaha lagu hayo dadka Waayeelka oo la joojiyay in la booqdo.

●Dadka ka imaanaya Dibada oo la karantiilayo xataa hadii aysan Qabin Cudurka Coronavirus marka laga reebo wadanada Nordiga.

●Gadiidka oo shaqeenaya lakin Dowlada ayaa codsatay in Dadka iska joogaan guryaha hadii aysan jirin baahi ween.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here