Baaritaan ay sameeysay laanta wararka Ekot ayaa lagu ogaaday in tirada dadka toogashada lagu diley magalada Stockholm sannadka ay illaa imminka ku dhowdahay tirada dadkii toogashada lagu diley sannadkii hore oo dhan. Guud ahaan 18 qof ayaa sanadkan ku...
Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub ayaa xalay ku soo dhamaatay Gobolada Dalka Sweden Abaaro 9 Fiidnimo waxana lagu dhawaaqay Natiijada kasoo baxday Codadka la dhiibtay.
Doorashada ayaa aheyd mid lagu dooranayay Xubnaha Sweden uga mid noqonaya Barlamaanka Midowga Yurub Waxana Sweden...
Wiil dhalinyaro ah oo asalkiisu Soomaali yahay balse heesta dhalashada dalka Britain ayaa sameeyay taariikh cusub, kadib markii loo doortay in uu kamid noqdo Baarlamaanka Midowga Yurub.
Maajid Maajid oo horey usoo noqday Duqii magaalada Sheffield ee dalka Britain ayaa hada...
Wararka laga helayo Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay Qof.
Booliska ayaa helay Digniin Muujineysa in Xaafada Rinkeby gaar ahaa Centerka Xaafada lagu toogtay Qof markii goobta ay tageen waxay la kulmeem Qofkaasi oo...
Dowlada Dalka Denmark ayaa wada Qorsho ay Qasab ugu Celineyso Qaxooti kasoo jeeda Dalka Suudaan kuwaasi oo ku Sugan Dalkeeda.
Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Denmark ayaa lagu wadaa in uu Safar ku tago Dalka Suudaan si uu ugala Hadlo Milatariga...
ku dhawaad sadax sano guud ahaan wadamada Xubinta ka ah Midowga Yurub ayaa wada dadaal ay ku doonayaan sidii looga heshiin lahaa tirada Qaxootiga uu qaabilayo wadan walbo oo ka tirsan EU.
Wadamada Qaar ee Midowga Yurub ayaa diiday in...
Sanadkii 2015 oo dalka Sweden iska dhiibeen Qaxootiga tiro badan ayaa lasoo saaray sharci dhigaya in dadka la siiyo sharci ku meer gaar ah Waxana dadka ugu badan ay heleen sharci sadax sano ah.
Hay'ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket...
Maanta oo jimco ah ayay ku beegantahay munaasibada Sanadkii ugu horeeyay ee Haweenka Sweden loo ogolaaday in ay codkooda doorashada dhiibteen waxana kasoo wareegatay mudo 100 sano ah.
Xaquuqda in Haweenka Codeeyaan ayaa bilaabatay Qarnigii 19 aad xiligaasi oo dhoor...
Waaxda Statistisk-kada ee SSB ayaa soo saartay warbixin ku aadan heerka shaqo la’aanta soo galootigu ay marayso marka loo eego bulshada kale ee wadanka.
Tirakoobkan cusub ee SSB oo quseeya rubicii ugu horeeyey ee sannadkan aanu ku jirno ayaa muujiyey...
Hay'ada Ceemiska Sweden ee Försäkringskassan ayaa hakisay lacago badan oo lagu sameeyay qayaano iyadoo dadka qaarkood ay qorteen jiro xili ay shaqeenayeen halka dadka kale lagu qabtay qaladaad kale.
Labada Hay'adood ee Försäkringskassan iyo Skatteverket oo si wadajir u shaqeeyay...