Thursday, April 18, 2024
Dad ayaa ku dhintay weerar lagu qaaday labo masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch, sida ay xaqiijiyeen booliiska dalka New Zealand. Saddex nin iyo haweenay ayaa la xiray, sida uu sheegay Mike Bush oo ka mid taliyeyaasha booliiska oo shir...
Hadii Sweden dooneyso Qaxootiga Maxay u adkeysay Sharciyada Qaxootiga Cusub. waa su'al ay isweydiinayaan qaxooti badan oo dalka ku sugan kuwaasi oo heesta diidmo iyo kuwa kale oo doonaya in dalka iska dhiibaan lakin iska diiday markii ay arkeen...
Wasiirka saaxiibtii (samboer) oo lagu soo oogay inay gubtay iyadu gaariga wasiirka. Hay’adda PST ayaa qabatay maanta gelinkii dambe shir jaraa’id oo ay kaga hadleen baaristii kiis ku aadanaa falal lid ku ah waasiirka cadaaladda Norway Tor Mikkel Wara (Frp). PST...
In kasta oo marka loo barbar dhigo xaaladdii taagnayd sannadkii 2015-kii ey yaraadeen sanooyinkii ugu dambeeyay qaxootiga dalkan magan gelyada u soo raadsada, ayey siyaasiyiinta barlamaanku ku talo jiraan in la sii dheereeyo xagaagan sharciga ku meel gaadhka oo...
Xisbiyada ku jira Barlamaanka Dalka sweden ayaa ka siman go'anka ku aadan in wadanka aan la keenin qof ku biiray kooxaha argigixisada iyagoo isku raacay in marka hore la saaro maxkamad caalami ah isla markana xukun lagu rido arintaasi...
Tira koob cusub oo ku saabsan adeegga xaduudka ayaa muujinaya in Noorweejigu aad uga soo dukaamaystaan halkaas. Iyadoo ay jirtay in mudaba noorweejigu ay la dhacsanaayeen inay kasoo dukaamaystaan xaduudka ayaa hadda warbixin ay soo saartay SSB waxay muujinaysaa in...
In kastoo sanad kasta caruur da’doodu ka yar tahay 15 sano lagu soo ashkateeyo boqolaal danbiyo waaweyn haddana waxa aad u yar caruurta maxkamad la hor keeni si looga wareeysto. Arintaa ayey 6 xisbi oo ka tirsan baarlamanku dooneyaan...
Xildhibaannada Britain ayaa ka soo horjeedsaday qorshihii u dambeeyay ee dawladdu ay ku doonaysay in looga baxo Midawga Yurub. Ra'iisulwasaare Theresa May ayaa xaqiijisay in Baarlamaanku ay Arbacada u codayn doonaan in dalka uu Midawga Yurub ka boxo isagoon wax...
Iyadoo waqtigii kalluumaysigu uu ka bilowday Lofoten iyo Vesterålen, isla markaana ay carruur badan lacag fiican ka helaan waqtiga fasaxa jiilaalka ayey carruurtu ka shaqaystaan inay jaraan carabka kalluunka sida uu qoray NRK. Mid ka mid ah carruurtaas oo uu...
Midowga yurub ayaa isku raacay hakinta duulimaadka Shirkada diyaaradaha Boeing 737 MAX. kadib markii 157 qof ay ku dhinteen nuuc kamid ah diyaaradaasi oo ku dhacday duleedka caasimada Dalka Itoobiya. go'anka ayaa yimid kadib markii wadamada Britain, Germany iyo France...