Friday, March 29, 2024
Siyaasiga Mark Kollinis ee ka tirsan Xisbiga Midigta Fog ee dalka Sweden ayaa soo jeediyey qorshe uu ku doonayo inuu Masjid iyo Xarun Dhaqan ka dhiso Degmadda Karamfors ee Gobalka Vasternorrland ee Waqooyiga dalka sweden. Wargeyska Local Media ee dalka...
Xildhibaankan oo ka tirsan Baarlamanka dalka Australia ayaa si jees jees ah uga hadlay weerarkii shalay ka dhacay dalka New Zealand ee lagu laayey dad Muslimiin ah oo gaaraya 49 qof, halka 48 kalena lagu dhaawacay. Senator Fraser Anning oo...
baraf balaaran isla markana wata dabeyso xoogan ayaa la filayaa in uu ka da'o qeybo kamid ah gobolada Dalka Sweden iyadoo mid kamid ah barafka lagu sheegay xeerka digniinta labaad ee (en klass 2-varning) isagoo ka da'idoono gobolka Västernorrland. Maalinta...
Madaxa dawladda Sweden Stefan Löfven ayaa ka faallooday falkii argagixsnimo ee ka dhacay dalka New Zealand, halkaasina oo ey ku naf waayeen 49 ruux. Weerarkii Argagixisadii ee ka dhacday magaalada Christchurch, ee dalka  New Zealand ayuu shir jaraa’id ka qabtay...
Ugu yaraan afar qof oo Soomaali ah ayaa la sheegay iney ka mid noqdeen dad gaaraya 49 qof oo saaka lagu laayey labo masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand. Nin hubeysan ayaa rasaas ooda kaga qaaday...
Dad ayaa ku dhintay weerar lagu qaaday labo masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch, sida ay xaqiijiyeen booliiska dalka New Zealand. Saddex nin iyo haweenay ayaa la xiray, sida uu sheegay Mike Bush oo ka mid taliyeyaasha booliiska oo shir...
Hadii Sweden dooneyso Qaxootiga Maxay u adkeysay Sharciyada Qaxootiga Cusub. waa su'al ay isweydiinayaan qaxooti badan oo dalka ku sugan kuwaasi oo heesta diidmo iyo kuwa kale oo doonaya in dalka iska dhiibaan lakin iska diiday markii ay arkeen...
Wasiirka saaxiibtii (samboer) oo lagu soo oogay inay gubtay iyadu gaariga wasiirka. Hay’adda PST ayaa qabatay maanta gelinkii dambe shir jaraa’id oo ay kaga hadleen baaristii kiis ku aadanaa falal lid ku ah waasiirka cadaaladda Norway Tor Mikkel Wara (Frp). PST...
In kasta oo marka loo barbar dhigo xaaladdii taagnayd sannadkii 2015-kii ey yaraadeen sanooyinkii ugu dambeeyay qaxootiga dalkan magan gelyada u soo raadsada, ayey siyaasiyiinta barlamaanku ku talo jiraan in la sii dheereeyo xagaagan sharciga ku meel gaadhka oo...
Xisbiyada ku jira Barlamaanka Dalka sweden ayaa ka siman go'anka ku aadan in wadanka aan la keenin qof ku biiray kooxaha argigixisada iyagoo isku raacay in marka hore la saaro maxkamad caalami ah isla markana xukun lagu rido arintaasi...