Thursday, April 18, 2024
Xisbiga Mijöpartiet oo heesta labo hogaamiye ayaa mid kamid ah waxa uu ka fadhiistay hogaanka xisbiga waxana bisha may lagu wadaa in xisbiga uu doorto hogaanka labaad. Per Bolund oo kamid ah siyaasiyiinta ugu firfircoon xisbiga isla markana kamid ah...
Dowlada Denmark ayaa dib ugu soo celisay Mohamed ibrahim oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya kaasi oo sharciga dalka laga ceshtay mudo laga joogo sanad iyo bar kahor. Mohamed oo kamid ah 929 qof oo somali ah kuwaasi oo...
Askari ka tirsan Ciidanka Sweden ayaa ku geeriydooday toobar ka socda waqooyiga dalka Sweden kadib markii lagu dhuftay mid kamid ah Gawaarida Ciidanka sida laga soo xigtay wakaalada Wararka ee TT. Shilka uu ku dhintay askarigan ka tirsan ciidanka Sweden...
Hogaamiyaha xisbiga Kristdemokraterna, Ebba Busch Thor,ayaa  bogga Facebook ku cadeeysay in xisbigeedu wadashaqeeyn siyaasadeed la yeelan karaan Sverigedemokraterna. Su´aalaha aanu qeeybsanayno isku fikir khalad uma arko in aanu ku raacno, ayey qortay Ebba Busch Thor maanta ka dib uu hogaanka sare ee...
Dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga S ayaa doonaya in lacagta amaahda ee ardayda ka helaan hay'ada CSN lagu qaadi karo kaararka lagu kaxeeyo Basaska iyo sidoo kale Gawaarida waaweynka ee loo yaqaano (lastbil). Sababta ayaa keentay madama ardayda heysan fursad...
Madaxa Swedbank Birgitte Bonnesen ayaa ka hadashay markii ugu horeysay ilaa iyo markii la soo shaac dhigay warbixintii ku saabsanayd kashifaadda lacagta madow ee bangiga la dhex marsiiyay. Birgitte Bonnesen ayaa sheegtay in bangiga la marsiiyo lacago malyuuno gaaraya maalin...
Agaasimaha NAV Sigrun Vågeng oo noqotay tan kaalinta koowaad kaga jirta liiska xubnahan. Walow ay Erna Solberg tahay ra’iisul wasaaraha dalka Norway haddana waxaa jira dad ku dhaafay xagga marka laga eego mushaarka laga qaato dowladda. Nettavisen oo baaris ku sameeyey...
Ra’iisul Wasaaraha New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern, ayaa shaacisay tallaabooyin ay qaadayso Jimcaha soo aaddan si ay garab istaag ugu muujiso dadka Muslimiinta ah. Wareysi ay siisay Aljazeera ayaa waxey hoosta ka xariiqday in warbaahinta laga sii deyn...
Gudaha maktabadda Tensta ayaa waxa ka socda ganacsi maandooriye kaasoo u socdo si aan qarsooneyn. Ganacsigan ayaa keeni  kara in la xiro maktabadda. In kastoo xilliga ay Laanta wararka P4 Stockholm gaartay kula kulantay maxkatabadda dad meesha u tagay iney...
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli tiro. Keliya waa dadkii oo duqoobaya- Soogalooti – oo dalalkaa yurub ku sii siyaadaya. Iyadoo Ra’iisul wasaare...