Home News in English Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus

Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus

0

Cunnadu miyeysan kuu dhadhamin?  Waxay taasi astaan ​​u noqon kartaa inuu ku saameeyay fayraska corona. Xogta waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee Dhagaha, Sanka iyo Cudurka hunguriga.

Natiijooyinka dhowaan laga helay Koonfurta Kuuriya, Shiinaha iyo Talyaaniga ayaa muujinaya in tiro aad u badan oo bukaanno ah oo la xaqiijiyay  in uu ku dhacay Corona ayaa waxa uu saameeyay urka iyo dhadhanka. Xogtu waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee Dhagaha, Sanka iyo Cudurka cunaha.

Mararka qaar calaamadaha Cudurka

Afayeen u hadlay dowlada Kuuriyada Woqooyi ayaa sheegay inay tijaabiyeen dad aad u tiro badan boqolkiiba 30% kuwa laga helay cudurka loo yaqaan ‘corona’, dareenka urta ayaa ah astaamaha ugu weyn, “af hayeenka ENT UK ayaa qoray sidaasi

Sida laga soo xigtay ururka, dhakhaatiir dhowr ah oo ku kala sugan dalal kala duwan ayaa u marag kacaya tiro badan oo bukaanno ah inay ku adkaato dareemidda urka.

Somaliska Stockholm

Waxaa Turjumay Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here