Thursday, May 2, 2024
Ra’iisul wasaare Erna Solberg oo sheegtay inay ka xun tahay is casilaadda Wara. Ra’iisul wasaare Erna Solberg (H) iyo wasiirka cadaaladda Tor Mikkel Wara (Frp) ayaa qabtay galabnimaddii khamiista shir jaraa’id oo ay kaga hadleen iscasilaadda. Solberg ayaa halkaas ka sheegtay...
Qoraal saxaafadeed uu soo bandhigay dhowaantan xafiiska shaqada ee magaciisa loo soo gaabiyo AF ayaa lagu soo jeediyay in si tartiib tartiib ah albaabbada loogu laabi doono 130 xarumood inta u dhexeeysa 2019 iyo 2020." -Waa lagama maarmaan in la...
Dowlada Sweden ayaa joojineysa Sharciga Cusub ee Quseeya Argigixisada kaasi oo dhigaya in ay Mamnuun tahay Taageerida ama ku biirida Kooxaha Argixisada ee Caalamka ka dagaalama. Sharcigan Cusub ayaa la kulmay eedeyn kala duwan eedeynta ugu badan ayaa ah in...
Xisbiga Folkeparti iyo Dowlada Denmark ayaa isku raacay heshiis cusub oo dhigaya in Basaboorka Muwaadinimo laga ceshtay caruurta yar yar ay dhaleen dadka ku biiray kooxaha Argigixisada ee IS kuwaasi oo dib ugu soo laabanaya wadamada Qaarada Yurub iyo...
Wargeysyadda waa weyn ee kasoo baxa Magaalada London ee dalka Biritain ayaa daabacay in Waalidiinta Soomaalida ay soo wajahday Cabsi xooggan oo ku aadan in Caruurtooda ay beegsaddaan Kooxaha Gangiska ee kunool London. Qaar ka mid waalidiinta ayaa u sheegay...
Xubnaha Barlamaanka ku jira Midowga Yurub ayaa u codeeyay Sharci mudo dhoor ah la sugayay oo dhanka internketka ah kaasi oo ku aadan xaquuqda wararka iyo waxyaabaha kale ee lasoo galiyo dhanka internetka. Sharciga la ansixiyay ayaa quseeya in shirkadaha...
Sida ay shaaciyeen warbaahinta gudaha Raisal wasaaraha Denmark Lars Løkke Rasmussen ayaa booqasho ku imaanaya dalka sweden isagoo kulan la qaadandoono dhigiisa dalka sweden Stefan Löfven. Lars Løkke Rasmussen ayaa kulan uu la qaadanayo Stefan waxa diirada lagu saaridoono arimo...
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba xireyso Xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaas oo ay ku sugan yihiin Kumanaan u badan Qaxooti Soomaali ah. Wakaalada wararka AFP ayaa baahisay inay heshay dukuminti ku saabsan xirista xeradan qaxootiga, isla markaana Kenya...
Barlamaanka Midowga Yurub Ayaa u codeeyay joojinta Saacad badalka xiliga Jiilaalka iyo Xagaaga taasi oo wadamada Yurub badankooda isticmaalaan isbadalka ayaana timid kadib codeen loo sameeyay isbadalka saacada oo cabasho badan kasoo yeertay. Sida ay sheegtay Marita Ulvskog oo ka...
Dalka Mareykanka, nin Soomaali ah ayaa lagu xiray Kentucky ee gobolka Arkansas, kaddib markii uu dilay xaaskiisa, sida lagu shaaciyay wargayska WFIE. Booliska ayaa sheegay in Maxamuud Cabdiqaadir, oo 21 jir ah ay qabteen maalintii Sabtida ahayd. Ka dib markii ay...