Tuesday, May 7, 2024
Sweden ayaa meel adag ka joogta qorshaha dalalka yurub ay ku doonayaan in lagu qaabilo qaxootiga ka imaanaya wadamada dhibaatada ka jirto ee soo gaaraya Qaarada Yurub kuwaasi oo wadamada qaarkood ay diideen in ay qaabilaan halka kuwa kale...
Boliska magaalladda Olmsted ee ka tirsabn Gobalka Minnesota ee dalkaasi ayaa sheegay inay heleen maydka Nin Soomaali ah oo ay dhaawacyo rasaaseed ka muuqdeen. Boliska ma aysan sheegin magaca Marxuumka, balse waxay tilmaameen inuu da’da Labaataanka ku jiray. Maamulayaasha Deegaanka waxay sheegeen inay...
Asha Abdulle oo ah Qaxooti ku nool dalka New Zealand waxay sannadkii 2008-dii afduubatay Diyaarad isaga kala gooshaysay Magallooyin ku yaalla dalkaasi. Waxay Tooreey ku dhaawacday Labadii Duuliye iyo qof ka mid ah dadkii saarnaa Diyaaradaasi ka hor inta aan...
kahor kulanka ay yeelanayaan midowga yurub ee ku saabsan kooxda Argagixisada ee IS ayuu Raisal wasaaraha Sweden stefan Löfven waxa uu cadeeyay sida sweden u dooneyso in la maxkamadeeyo dadka geestay dambiyada dagaal isla markana aan la cafin. Stefan ayaa...
Afhayeenkii hore ee xisbiga Miljöpartiet Maria Wetterstrand ahna baare dowladdu u xilsaartay ayaa dooneysa in khasab laga dhigo in shidaalka diyaaradaha lagu daro  nooca shidaal ee cimilada u wanaagsan ee loo yaqaano biodrivmedel. Maria Wetterstrand ayaa dhanka kale ka saami ku leh,...
Khilaafkii muddada soo jiitamayey ee u dhexeeyey garabyada shaqaalaha ee dekedaha ayaa la soo gabagabeeyey, iyadoona heshiis hoosta laga wada saxiixey. Christer Thörnqvist, ahna caalin ku takhasusay arrimmaha shaqada iyo shaqaalaha oo ka howlgala xarunta waxbarashada sare ee Skövde ayaa...
Maxkamada Degmada Oslo ayaa xukun ku riday haweeney 31 sano jir ah oo somaliya kasoo jeeda taasi oo lagu eedeeyay in ay kamid tahay kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalka suuriya. xeer ilaaliyaha ayaa ku eedeeyay haweeneyda somaliyed in ay...
Tirada dadka soo galootiga ah iyo kuwa ay dhaleen ayaa tiradooda oo guud lagu sheegay inay tahay 944.202 oo qof.  Tiro koob ay samaysay waaxda SSB ayaa muujiyey in ku ekaan 1-dii bishii janaayo ee sannadkan 2019 ay diiwaanka dalkan...
Bulshada ku dhaqan xaafadda Rinkeby iyo nawaaxigeeda ayaa dhibaato baaxad leh ku qaba jaranjarada socota ee xarunta tareenka ee xafaddaa, iyadoona maalmahan ugu dambeeyey iyo muddo iminka bil ku dhowaad ah aaney shaqeenayn jaranjarooyinka dusha looga soo baxo maxaddada,...
Haweendeydaas ayaa waxaa  lagu Magacaabi jiray Muna Kuri da’deedana waxaa lagu sheegay ilaa  36 jir, waxaana  meydkeeda laga helay gurigii ay deganeyd oo ku yaalla magaalada San Diego ee gobolka California dalka  Mareykanka. Ehelada Haweeneyda ayaa Warbaahinta waxa ay u...