Sunday, May 19, 2024
Bulshada ku dhaqan xaafadda Rinkeby iyo nawaaxigeeda ayaa dhibaato baaxad leh ku qaba jaranjarada socota ee xarunta tareenka ee xafaddaa, iyadoona maalmahan ugu dambeeyey iyo muddo iminka bil ku dhowaad ah aaney shaqeenayn jaranjarooyinka dusha looga soo baxo maxaddada,...
Haweendeydaas ayaa waxaa  lagu Magacaabi jiray Muna Kuri da’deedana waxaa lagu sheegay ilaa  36 jir, waxaana  meydkeeda laga helay gurigii ay deganeyd oo ku yaalla magaalada San Diego ee gobolka California dalka  Mareykanka. Ehelada Haweeneyda ayaa Warbaahinta waxa ay u...
Ninkan da’da sodomeeyada ah oo la dhigay isbitaal kadib markii bartamaha magaalada lagu tooreeyey. Ninkan oo aan la sheegin inta uu dhaawaciisu la egyahay ayaa isbitaalka lala gaaray, waxayna booliisku sheegeen inay gacanta ku hayaan kiiska. – Dhibanaha waxaa loo diray...
Barnaamijka wararka Mot ee laga baahiyo dalka Finland ayaa sheegay in bangiga Nordea uu qayb ka yahay dhaqistii lacagta suuqa madow ee horey loogu eedeeyey bangiyada Danske iyo Swedbank, sida caawa barnaamij lagu sii deeyn doono. Akhbaartaa dabadeed ayuu aad...
Xafiiska shaqada ee Arbetsförmedlingen ayaa shaaciyay in albaabada loo xidhi doono 130 xafiis ka mid ah 242 ay ku leeyahiin dalkan sannadkan gudahiis. Sida ay ku soo dhigeen qoraal saxaafadeed maanta. Hasayeeshe aaney weli caddeeyn xafiisyada ay yihiin. Warbixinta ay...
dowlada Sweden ayaa dooneysa in sharci daro noqoto caawinta ama taageerida kooxaha argigixisada ee ka dagaalanta caalamka waxana arinkaasi kasoo saareysaa sharci cusub oo quseeya dadka looga shakiyay arimahaasi. wasiirka cadaalada Sweden Morgan Johansson ayaa sheegay in dowlada awoodeyso sidii...
Maamulayaasha Federalka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay eegayaan Farriin Nacayb daran oo lala beegsaday Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad Somali-Maraykanka ka tirsan Kongareeska Maraykanka. Hay’adda Dembi-baarista Maraykanka ee FBI-da waxay sheegtay  inay ku raad-joogaan qoraal Hanjabaad iyo Nacayb ka...
Dhawr shirkadood oo iibiya dharka aanay mididu karin oo sheegay in iibsiga dharkaasi uu kor u kacay waqtiyadan. Maamulaha hawl maalmeedka dukaanka SpyShop ee magaalada Oslo Frode Olafsen ayaa u sheegay P4 in dharka nuucaan ah uu iibsigiisu kordhay qiyaastii 300 boqolkiiba...
Maxkamad ku taalla Caasimada stockholm ayaa xukun ku riday Dhaqtar iibiyay daroogo ay ku jiraan maadada (narcotic) isagoo u maraya dad bukaan ah oo ka codsaday arinkaasi waxana uu uga iibiyay qaab SMS ah. maxkamada ayaa dhaqtarka ku xukuntay mudo...
45 jir lagu tuhmayo in uu Sweden ka geeystay basasnimo qaxooti ayaa ayaa saaka la go'aamiyey in la xidho. Xeer ilaaliyaha kiiska ayaa tuhun sare uga dhigay cinwaanka kiiskan. Ninkan ayaa arbacadii lagu qabtay magaalada Stockhholm, hase yeeshee saaka la...