Laga bilaabo 19-ka bishan maarso oo ku beegan khamiista maanta waxaa la xaddidey tirada kiniiniyada qandhada, paracetamol ee laga iibsan karo farmashiga, iyadoona lagu...
Tirada inta qof ee uu caabuqa corona ku asiiban karo Sweden ayaa ku xiran, haddba sida loogu guuleeysto daryeelka ama badbaadinta waayeelka.
Intii lagu guda...
Hay'ada Ceemiska ee Dowlada Sweden ayaa Fududeeneysa Sharuudaha ama Shahaadaha looga baahan yahay Qofka Xanuunsada ee u baahan Mushaharkiisa iyadoo wax walbo laguugu dhameenayo...
Waxaa goor dhow si wadajir ah ula hadlay bulshada Sweden ra’iisal wasaaraha xukuumada Sweden iyo boqorka dalka iyada oo oo labadda hoggaamiya ku baaqay...
Hoggaamiyeyaasha waddamada ku midoobey ururka EU ayaa kulan ey ku yeesheen khadka telefoonka waxey 19:45 fiidnimadii salaasadii go’aan loo dhan yahay ku gaareen in...
Wararka laga helayo Xaafada Hjulsta ee Waqooyiga Stockholm ayaa sheegaya in Xalay Fiidnimadii halkaasi lagu toogtay wiil dhalinyaro ah dadiisa lagu sheegay 18 sano...
Saameeynta uu caabuqa corona ku yeeshay dhaqaalaha ayaa sabab u noqday iney shirkado badani ey qaar badan oo ka mid ah shaqaalahoodii shaqada ka...
Dowlada Norway ayaa soo saartay go'an lagu karantiilayo Qof walbo oo ka yimaada Wadamada Sweden iyo Finland kaasi oo la xiriira Qorshaha Dowlada ay...
Hoggaanka shirkadda gaadiidka dad weynaha SL ayaa soo bandhigtay hab cusub ee loo raaco gaadiidka dad weynaha, tallaabadn oo hirgaleeysa salaasada maanta ayaa salka...
Dawladda iyo heeyada caafimaadka bulshada ayaa si wadjir ah kula taliyey maamullada dugsiyada sare (gymnasiet) jaamacadaha iyo waxbarashada dadka waaweeyn ee Komvux in ay...














