Sunday, May 5, 2024
Inta lagu guda jiray Xiliga Guga ee aan soo dhaafnay Siyaasiyiinta Barlamaanka qaar ayaa lagu helay Dambi ah in ay heleen Lacago ku soo galay Qaab Qayaano ah. Siyaasiyiinta ayaa helay labo lacag oo kala duwan kadib markii ay sheegeen...
Saacadaha sideeda ah ee haatan la shaqeeyo waxaa la dhaqangeliyey sannadkii 1919. lakin ururka LO ayaa donaya in lix saacadood waqtiga laga dhigo. Iyadoo dabaal degyadii socodka ahaa ee maalinta shaqaalaha adduunka ee 1-da mai ay ururka shaqaalaha Norway hal...
Guud ahaan Caalamka Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in maalinta bari oo isniin ah ay tahay Maalinta ugu horeyso ee bisha Ramadaan. Dalka Somaliya Wasaarada Awqaafta ee Somaliya ayaa ku baaqday in Bari ay tahay Maalinta ugu horeysa ee Ramadaan...
Dowlada Norway iyo Xisbiyada ka jira Dalka ayaa fakar ahaan ka siman halista ka imaan karta Dugsiyada Quraanka sida dhoor jeer ka sheegeen warbaahinta gudaha iyadoo taasi ay keentay in Talafashinada Dalka ay baahiyaan warbixino caruur dugsi quraan loogu...
Hay'ada laanta socdaalka Dalka Sweden ee Migrationsverket ayaa heysa Shaqooyin kala duwan waxana hoos yimaada dhamaan safaaradaha iyo Qunsuliyadaha Dibada hase yeeshee sharci cusub oo dhawaan la ansixiyay ayaa dhigaya in hay'ada ay la wareegeyso guud ahaan masuuliyada Safaaradaha...
Xili uu bilowday Waqtiga Kuleelaha ayaa wararka laga helayo Kamuunka Kalmar waxay sheegayaan in halkaasi uu dib ugu soo laabtay Barafka Xiliga Qaboobaha. Magaalada Kalmar ayaa kamid ah meelaha Saaka oo Sabti ah ay dadka ku soo tooseen Baraf badan...
Xafiiska Shaqada ee arbetsförmedlingen ayaa lacag caawin ah waxa uu siiyaa dadka shaqo la'anta ah ee Shaqooyinta raadiya kuwaasi oo lacagta loo soo mariyo Försäkringskassan. Sida uu baahiyay Talafashinka Dowlada ee SVT ku dhawaad 667 qof ayaa helay lacag caawin...
Miisaanka dheeriga ah iyo cayilka ayaa noqodey dhibaato ku soo kordheeysa haweenka uurka leh ee reer Sweden, middaasina oo halis ku ah ilmaha uurka lagu sido. Iyada oo dhanka kale caqabaddaa ku kala duwan yihiin gobollada dalku. Kor ayey u...
Raisal wasaaraha Sweden Stefan oo ku sugan Magaalada Umeå ayaa shir jaraa'id uu halkaasi ku qabtay kaga hadlay Banaan baxyo ka dhacay halkaasi 1 may kuwaasi oo dhigeen kooxaha Naziyiinta. Stefan ayaa shirkiisa jaraa'id ku sheegay in la helo sharci...
Qiyaastii 21 000 ayaa la saadaalineyaa inay dalka magangelyo ka codsadaan Sweden sannadka 2019, halka sannadka xiga ee 2020 la saadalineyo 22 000, sida ay aaminsan tahay wakaaladda socdaalku. Dhanka kale waxaa sannadka 2019 laba jibbaarmi doona go’aanka ay maxkammadaha socdaalku ka...