Friday, April 26, 2024
Toogasho ayaa ka dhacday Jaamacada North Carolina ee ku taalla isla Gobolka North Carolina ee Dalka Mareykanka. Toogashada oo uu fuliyay arday kamid ah Jaamacada ayaa lagu dilay 2 qof halka lagu dhaawacay 4 kale oo 3 kamid ah uu...
Maxamed Nuur oo ahaa Wiil Soomaali ah oo askari ka ahaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa lagu helay in uu dilay haweenay u dhalatay dalka Australia  oo aan hubaysnayn. Falkaan ayaa dhacay  15 Luulyo sannadkii 2017, waxaana labaddii sano...
383.400 qofood ajnabi ah ayaa xaq u leh inay ka codeeyaan doorashada soo socota ee dayrta ee degmooyinka iyo gobolada dalkan Norway. Dadkii ugu badnaa ee yeesha xaquuqda codaynta ee dalkan Norway ayaa lagu wadaa inay codeeyaan doorashada gobolada ee...
Meelo badan oo ka tirsan dalka ayey mamnuuc ka tahay in dab laga shido caawa oo ku beegan ciidda valborg. Dhulka iyo keymaha qalalan ayaa keenaya khatar sabab u noqon karta inuu dabku sahal ku faafo. Lars Tapani waa madaxa...
Wadanka Sweden ayaa noqday wadanka kaliya ee ka tirsan Midowga Yurub ee aqoonsada Dalka Falastiin oo wadamada qaar aysan wali u aqoonsan dal madax banaan. Aqoonsiga Sweden ee Falastiin ayaa dhacday sanadkii 2014 iyadoo Dowlada aysan sugin go'anka Midowga yurub...
Ninkaasi oo magacisia lagu sheegay Ismail Bozbay ayaa la sheegay inuu shalay dilay Maamulkiisa oo uu muran kala dhexeeyey. Sida Somaliska kasoo xigtay Turkiyeegitim Ismail ayaa muran waxa uu dhex maray Maamulaha shirkad dhismo uu u shaqeenayay kadib markii uu...
Maxkamadda sare ee Talyaaniga ayaa fartay in baaris tifaftiran lagu sameeyo kiisaska qaxootiga iyo soo galootiga waxa soo gaari kara haddii dalkoodii lagu celiyo ka hor inta aan kiiskooda go’aan laga gaarin. Garsoorayaasha gacanta ku haya kiisaska magangelyo doonayaasha ayaa...
Gudiga Gadiidka Caasimada Stockholm oo kulmay ayaa go'an mamnuucid ah kasoo saaray gawaarida ku shaqeeya diesel ee isticmaalaha wadada Hornsgatan ee gawarida aad u isticmaasho. kulan qaas ah oo gudiga ay yeesheen shalay ayuu ku soo saaray in Gawaarida ka...
Dhibaatada qaadashada carruurta Soomaalida Yurub ayaa ah mid sii kordhaysa,wayna ku adag tahay waalidka Soomaaliyeed in ay aqbalaan marka ay timaado in caruurtooda la qaato, Marka aad dhexmarayso caasimadaha waawayn ee wadamada Yurub, waxaad arkaysaa carruur Soomaaliyeed oo ay wataan...
Maxkamadda ugu sarreysa ee dalkan Sweden ayaa laashay Go’aan lagu soo masaafurin lahaa Nin Soomaali oo  lagu helay fal Kufsi ah, laguna xukumay Xabsi Hal sanno iyo 10-bilood. Hadal ka soo baxay Maxkamadda Sare ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inaysan...