Sunday, May 19, 2024
mudo sadax sano ayaa laga joogaa tan iyo markii Dowlada sweden ay keentay Sharci adkeenaya Qaxootiga doonaya in ay joogaan Sweden iyo kuwa kale ee doonaya in loo keeno qoysaskooda. Mudada sadaxda sano oo dhamaatay kadib Dowlada ayaa markale ku...
Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm dad badan ayaa u isticmaala Tareenada iyo Basaska Shirkada SL kuwaasi oo loo isticmaalo kaarka SL-ka oo shirkada leedahay hase yeeshee waxaa jira dad badan oo raaca iyagoo aan heysan wax kaar ah...
Labada dhacdo tan hore waxaa loo gaystay wiil dhalinyaro ah oo laga dhacay alaabo badan agagaarka vinderen, sida booliisku uu sheegay dadka la dhacay waxaana loogu hanjabay in torey lagu mudi doono. Daqiiqado uun kadib ayey booliisku sheegeen in markale...
haben hore ayuu qarax ka dhacay makhaayad ku taal xaafada Lilla torg ee magaalada Malmö. Boliiska halkaas ayaa sheegay in ay islamarkiiba gacan ku dhigeen laba shakhsi oo lagu tuhmayo in ay dhacdadan ka dambeeyeen. Ewa-Gun Westford oo arrimaha saxaafada u...
Nin hubeesan oon wali heybtiisa la garan ayaa rasaas aan khasaaro geesan ku furay masjid kuyaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska, arintan ayaana dhacday xili la dukanayay xalay salaada taraawiixda. Booliiska magaalada London ayaa lagu wargaliyay in nin hubeesan...
Dowlada Sweden ayaa sanadkii 2015 xirtay xaduuda ay la wadaagto wadamada kale ee Yurub kadib markii Qaxooti badan kasoo gudbeen kuwaasi oo iska dhiibay Dalka Sweden. tan iyo Sanadkaasi waxaa Xaduudaha Sweden la dhigay Boolis badan kuwaasi oo aqoonsiga waydiinaya...
Maanta ayaa toos waxaa u bilaabatay Doorashada Barlamaanka Yurub oo dadka ku nool wadamada Yurub ay Codkooda dhiibanayaan si ay u doortaan Xubnaha Barlamaanka ka mid noqonaya. Doorashada Xubnaha Barlamaanka Yurub ayaa Caawin karta Qaxootiga ku nool Wadamada Yurub iyo...
Nin da’diisa lagu sheegay afartameeyo ayaa gacanta lagu dhigay, kaasi oo lagu tuhunsan yahay dembi culus. Tallaabadaasi ayaa ka dambeeysay sida ay war ku heshay laanta wararka Ekot, booqasho uu ku tagay masjidka Bellevuemoskén oo dhaca waqooyiga magaalada Göteborg, isagoo...
way adag tahay in ay ku dhiiradaan Hooyooyin badan oo ajaanib ah sida ay ku dhiiratay mid kamid ah Hooyooyinka Somaliyed ee ku noo Dalka Norway taasi oo caruurteeda laga qaatay. Sida uu qoray Joornalka Dagbladet Mid kamid ah Hooyooyika...
Baadhitaan ay sameeysay heeyada dhalinyarada iyo arrimaha bulshada ee loo soo gaabiyo MUCF ayaa lagu ogaaday in faraq u dhaxeeyo fikradaha ay hablaha iyo inamadu ka haystaan bulshada. Baaritaankan ayey hablaha lagu wareeystay badanood muujiyeen fikirka ah in qaabilaada qaxootigu tahay...