Home Wararka Maanta Dhimashada Corona ee Sweden oo mareysa 2653 qof iyo kiisas cusub oo...

Dhimashada Corona ee Sweden oo mareysa 2653 qof iyo kiisas cusub oo la diiwaan galiyay

0

iyadoo lagu jiro maalin fasax ah gudaha dalka Sweden ayaa maanta waxaa hay’ada caafimaadka dadweynaha waxya soo bandhigtay halka uu marayo xaalada corona ee wadanka iyo tirada dhimashada cusub ee soo corortay.

Sida warbixinta ku cad tirada dhimashada ayaa mareysa 2653 qof waxana kiisaska cusub ku soo kordhay 67 qof sida uu sheegay Anders Tegnell.

tirada dadka qaaday xanuunka ayaa mareysa 21 520 qof waxana tirada shalay lasoo bandhigay ku korortay 480 qof.

Anders Tegnell ayaa warbaahinta u sheegay in hoos u dhacday tirada xanuunka taasi oo sabab u ah xiliga fasaxa ee lagu jiro wadanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here