Home Wararka Maanta Norway oo soo saartay go’an lagu karantiilayo Dadka Sweden iyo Finland kasoo...

Norway oo soo saartay go’an lagu karantiilayo Dadka Sweden iyo Finland kasoo safraya

0

Dowlada Norway ayaa soo saartay go’an lagu karantiilayo Qof walbo oo ka yimaada Wadamada Sweden iyo Finland kaasi oo la xiriira Qorshaha Dowlada ay kaga hortageyso Caabuqa Coronavirus.

Wasaarada Cadaalada iyo Amniga Norway ayaa soo saartay go’ankaasi oo dhigaya in mudo 14 maalin la karantiilo oo goob lagu hayo qof walbo oo kasoo tagaya labadan wadan.

Wasiirada Cadaalada Monica Mæland ayaa geesta kale waxay sheegtay in Dadka Dagan Xaduuda labada Dal ee kasoo adeegta dhanka Sweden aysan saameen ku yeelandoonin karantiilidaasi.

Ugu danbeyn ayay ku celisay in Dowlada ay wado Sidii Dalka loogu soo celin lahaa muwaadiniinta Norway ee ku sugan Daafaca Caalamka.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here