Nin 34 sano jir ayaa maanta lagu riday Xukun 8 sano ah kadib markii lagu helay Dambi ah Faraxumeyn iyo Xadgudub Galmo u geestay...
Dhalinyaro badan oo isticmaasha Daroogada Awooda kordhisa ee (Viagra) ayaa ku soo korortay Wadanka Sweden Sida ay shaacisay Maamulka Caafimaada iyo Daryeelka Wadanka ee...
Qaxooti badan ayaa iska dhiibay isla markana gaaray Dalka Ireland Sanadihii ugu danbeeyay taasi oo noqotay heerka ugu badnaa ee Qaxooti ee gaara Dal...
Nin 35 sano jir ayaa lagu xiray Magaalada Linköping kaasi oo looga shakisanyahay Haweeney dhawaan halkaasi lagu dilay Sida ay ku warameyso Warbaahinta Corren.
Dilka...
Darawal Taksiile ah ayaa lagu xiray Caasimada Stockholm labo mar kadib markii uu kaxeeyay rag soo geestay Dilal iyo Qaraxyo.
Dhacdada koowaad Waxay Dhacday Sanadkii...
Sida ay shaaciyeen Warbaahinta Dalka Germalka labo nin oo kasoo jeeda Dalka Afganistan ayaa lagu qabtay dalkaasi kuwaasi oo qorsheenayay in ay weerar ka...
ku dhawaad 4000 oo taksiile ah ayaa qarka u saaran in laga ceshto Sharciga Wadista ee Taksiyada kadib markii ay Dowlada ku soo rogtay...
Tirada Qaxootiga iska dhiiba Dalka Sweden ee helay sharciga Wadanka ayaa mar kale hoos u dhacday iyadoo gaartay halkii ugu hooseeyay ilaa sanadkii 2000...
Nin 37 jir ah ayaa meydkiisa la helay Värmdö oo ka baxsan Stockholm, Meydka ninkan ayaa waxa uu ku jiray boorso waddo u dhow...
Iyadoo Dalka Taliyaaniga uu heshiis la gaaray Dalka Albania kaasi oo dhigaya in Qaxootiga la geeyo Dalkaasi isla markana ku maraan Kiisaskooda waxaa taasi...












