Home Wararka Caalamka Stockholm: Meydka 37 Sano Jir laga Dhex helay Boorso, Dad loo qabtay

Stockholm: Meydka 37 Sano Jir laga Dhex helay Boorso, Dad loo qabtay

0
Foto: Johan Nilsson / TT

Nin 37 jir ah ayaa meydkiisa la helay Värmdö oo ka baxsan Stockholm, Meydka ninkan ayaa  waxa uu ku jiray boorso waddo u dhow isagoo waxyeelo jirkiisa ka muuqdaan

Dhowr maalmood booliska ayaa baarayay waxa ku dhacay Ninkan Booliska ayaa xiray nin dhalinyaro ah oo 19 jir kaasi oo loo heesto dilka.

Booliska ayaa raadinaya naag iyo nin kale Waxaa sidoo kale loo heystaa dilka. Naagta iyo ninka ayaa ah lamaane.

Cecilia Tepper waa xeer ilaaliye. Waxay hogaamisaa baaritaanka booliiska. Waxay sheegtay in lamaanaha
Ay yaqaabaab ninka dhalinyarada ah ee dilka geestay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here