Home Wararka Caalamka Germalka oo Qorsheenaya in Qaxootiga la geeyo Dal Kale

Germalka oo Qorsheenaya in Qaxootiga la geeyo Dal Kale

0
Photo/TT

Iyadoo Dalka Taliyaaniga uu heshiis la gaaray Dalka Albania kaasi oo dhigaya in Qaxootiga la geeyo Dalkaasi isla markana ku maraan Kiisaskooda waxaa taasi mid lamid ah bilaabaya Dalka Germalka.

Maamulada ka dhisan Dalka Germalka ayaa Dowlada Dhexe ee Wadanka u gudbiyay Qorshahan Cusub ee Qaxootiga loogu Rarayo Wadan kale marka ay iska dhiibaan Wadanka si Go’ankooda loogu dhameeyo Halkaasi.

Dowlada Germalka ayaa laga Sugayaa sida ay uga Jawaabta Codsiga ku aadan Sharcigan ay soo gudbiyeen qaar kamid ah Gobolada wadanka ka dhisan.

Horey Dalka UK ayaa heshiis lamid ah Heshiiskan la galay Dalka Ruwanda inkastoo uu ka fashilmay Dhanka Barlmaanka Wadankaasi.

Somaliska Berlin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here