Thursday, April 2, 2026
Sida uu Xaqiijiyay Booliska Dalka Sweden ku dhawaad 20 Qof ayaa lagu xiray Halka uu ka socda Tartanka Eurovision. Dadka la xiray ayaa Qalaase ka...
Sharci Cusub oo awood siinaya Booliska Dalka Sweden ayaa ka bilowday Dalka kaasi oo dhigaya in baaritaan lagu sameeyo Qof kasta hadii Booliska u...
Magaalada Södertälje waxaa lagu xiray Aabe looga shakisanyahay dilka labadiisa Caruur kaasi oo Xabsiga ladhigay. Falka Dilka ayaa dhacay Arbacadii lasoo dhaafay Markaasi oo dadka...
Soomaalida dalka Sweden ayaa aad u hadal hayey dhacdo la xiriirta wiil Soomaaliyeed oo xaaskiisa oo uur lahayd ku dilay magaalada Örebro oo 100...
Shirkadaha Kacay ama Qasaaray ee Dalka Sweden ayaa sii kordhaya Tirada Sanadkii hore Sida ay Muujineyso Warbixin ay soo saartay Shirkada Syna. ku dhawaad 2,784...
ku dhawaad 60 gaari ayaa lagu gubay Xaafada Vårberg ee Koonfurta Caasimada Stockholm Sida uu sheegay Afayeen u hadlay Booliska. Dabka ayaa Bilowday Xalay oo...
Dowlada Faransiiska ayaa Sharciga Dagaanshaha siiyay Mahad Abiib oo Norway kala Noqotay Sharciga Wadankeeda iyadoo Sabab uga dhigtay inuusan Aheyn Somali. Faransiiska ayaa sameeyay baaritaan...
Salwan Momika oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Ciraaq isla markana heesta Diinta Masiixiga ayaa sheegay inuu u wareegayo Dalka Norway isla markana uu...
Taageerada Dowlada ee shacabka Sweden ayaa korortay sida ay Muujinayaan Codeyn la sameeyay Bisha March. Sida ku Cad Codeyn ku dhawaad 48 Boqolkiiba Shacabka Sweden...
Sida ay shaacisay Hay'ada Sirdoonka Wadanka Sweden ee Säpo waxaa korortay Weeraro lagu soo qaado Wadanka. Marka la eego Weerarada ka dhacay Wadanka ruushka Waxaa...