Wasiirada Waxbarashada Dalka Sweden Anna Ekström. oo qabatay shir jaraa'id ayaa sheegtay in ay dhici karto in dib loogu laabto habka waxbarashada fogaanta ee...
Midowga Yurub ayaa soo saaray go'an ay ku diideen aqoonsiga Dowlada Belarus iyo doorashada halkaasi ka dhacday 9 bishan Agoosto taasi oo lagu tilmaamay...
Finland ayaa fududeysay dhaqdhaqaaqa dadka xadka waqooyi ee ay la leedahay Sweden.
Warbixinta ka tallaabida xadka ee loogu fududeeyay dadka ku dhaqan xadka Finland ay...
Khilaafka Masaajidka Towfiiq ee Caasimada Norway ayaa wali taagan waxana Khilaafkiisa u dhaxeeyaa labo kooxood oo Sanadihii u danbeeyay isku heestay iyadoo Khilaafka uu...
Gabar Somali ah oo 28 sano jir ah ayaa Dalka Norway lasoo taagay Maxkamad dambiga loo heesto gabadhan ayaa ah kadib markii ay 2017...
Dowlada Sweden ayaa baaritaan ku sameeneysa Goobaha Daryeelka Caafimaadka madama ay jiraan Dadka swidhish ah oo la siiyo afmiyad gooni ah iyagoo ku jira...
Maamulka Gadiidka ee Caasimada Götenborg ayaa hakiyay tareenada qaar ee ka jira magaalada gaar ahaan kuwa duqa ah sababta ayaana lagu sheegay kuleelka jira...
Hay’adda la socodka xogaha internet ka ee Datainspektionen ayaa u oggaaltay booliska in uu bilaabo in uu adeegsado baaritaanada fal dambiyedyada hanaanka kaamarooyinka ee...
Xaalada Corona ee Dalka Sweden ayaa wali ah xeerkii ugu hooseeyay ee la diiwaangaliyo iyadoo la diiwaangaliyay dhimashada 4 qof tan iyo jimcihii lasoo...
Hindise cusub oo ku aadan Dhibcaha Dugsiga sare ayay dowlada ku soo kordhineysa waxbarashada heerka sare Sharciga cusub ayaana ah mid la xiriira madooyinka...














