Midowga Yurub iyo Boqortooyada Midowday waxay gaareen heshiis ganacsi kadib Brexit, iyagoo soo afjaraya bilooyin khilaafaadyo ka taagnaa xuquuqda kalluumeysiga iyo xeerarka ganacsiga mustaqbalka.
Shir...
Maamulka Caafimaadka Dadweynaha, oo ka jawaabaya soo jeedinta dowladda ee ku saabsan Xeerka Faafidda Corona, ayay sheegeen in sharcigan uusan ku filnaan doonin xakameynta...
Warar ay warbaahinta Somaliska ka heshay dhanka Dowlada Giriiga ayaa sheegaya in xeebaha Giriiga ay ku dagtay Dooni ay saarnaayeen duhaajiriin Somali ah.
Sida la...
hakinta duulimaadka ee UK ayaa la kordhiyay illaa Sannadka Cusub. Go’aankaas waxaa lagu gaadhay kulan dheer oo ay dawladdu maanta yeelatay.
Si kastaba ha noqotee,...
Norway ayaa shaacisay in 26 bisha December uu bilaabanayo Talaalka Corona kaasi oo durba soo gaaray wadamada Yurub badankooda.
Dowlada ayaa soo saartay liiska degmooyinka...
Maxkamad ku taal Sweden ayaa maanta xukuntay laba wiil oo walaalo kuwasi oo lagu eedeeyay toogashada loog geestay wiil 19 jir ah oo ay...
Dowlada ayaa qabanqaabin doonta daraasad ku saabsan waxbarashada SFI, Luuqa Swedhishka ee loogu talagalay soo galootiga.
SFI-ga, dadka waaweyn waxay ku bartaan barashada iswidhishka. iyadoo...
Haweeney dib ugu soo laabatay Sweden kana soo jeedda deegaanka ay maamusho kooxda ISIS ee Syria, ayaa maanta la siidaayay, kadib markii maalmo ka...
Boqortooyada Midowday (UK) ayaa dhowaan ku dhawaaqday nooc cusub oo ah fayraska Corona loonga yaqaano SARS-CoV-2.
Nooca cusub ayaa noqon kara mid faafa, laakiin...
Boqortooyada Ingiriiska ayaa maanta dhigtay rikoor cusub oo cudurka ah iyadoo 36,804 kiis oo cusub oo la xaqiijiyey oo ah infekshanka corona 24-kii saac ee la...














