Norway waxay si awood ah u xirtay guud ahaan Caasimada Oslo Sababo la xiriira Coronaha Cusub waxana Sharciyada Cusub iyo Xiritaanka uu yahay mid...
Wasiirka arrimaha gudaha ee Iswiidhan, Mikael Dampere, ayaa ku dhawaaqay mamnuucida ka soo gelitaanka Norway ee Sweden, iyadoo lala xiriirinayo kororka kiisaska nooca cusub...
Raiisel wasaare Erna Solberg (H) ayaa sheegtay in dadka noorwiijiga ah aan loo ogoleyn inay ka baxaan gobolka Oslo si ay u aadaan Gobolada...
Dowlada Noorweey ayaa biloowday diyaarinta gebi ahaanba xirida iskuulada iyo xanaanooyinka caruurta, laakiin waxay iska ilaalin doontaa ilaa inta ay suurta gal tahay, ayuu...
Akadeemiyada Qaranka ee Caafimaadka ee Faransiiska ayaa ku boorisay rakaabka gaadiidka dadweynaha inay iska ilaaliyaan inay isla hadlaan ama ay ku wada hadlaan taleefanka...
Sarkaal Jarmal ah ayaa xaqiijiyay caqabado hortaagan in la masaafuriyo Qaxootiga Suuriyaanka. Wuxuu sharraxay in shuruudo badan ay tahay in marka hore la buuxiyo...
Caasimada Stockholm ayaa ku boorisay Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden, in dhammaan safarrada ka imanaya Norway laga qaado tijaabada Caafimaadka Corona.Mikael Dampre,
Wasiirka Arimaha...
Booliska Oslo ayaa laba jibaaraya ganaaxyada dhowr dambi oo la xiriira corona.
Kuwa qabanqaabiya xafladaha oo jebiya xayiraadda haysashada in ka badan toban qof oo...
Wadar ahaan 1,547 magangalyo doon ah ayaa laga diiwaan geliyay Danmark sanadkii hore, waana tiradii ugu yareyd ee sanadle ah tan iyo 1998.
Tirada magangalyo...
Agaasimaha Guud ee Hay'ada Socdaalka, Mikael Repinvik, wuxuu sheegay in hay'addu ay yareyneyso waqtiyada ka baaraandegidda codsiyada magangalyada, iyadoo rajeyneysa in sannad gudihiis lagu...













