Friday, June 26, 2026
Wararka laga helayo Magaalada Indianapolis ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday Toogasho ay ku dhaawacmeen kuwa dhawaad 8 qof. Toogashada ayaa...
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay go'ano cusub ee ku aadan dadka qaatay Talaalka qeybta hore ama labadaba. Hay'ada Caafimaadka Dadaweynaha oo kaashaneysa Dowlada ayaa...
Haweeneydii lagu weeraray Xarunta Tareenka Dhexe ee Linköping saaka ayaa dhimatay . Booliska ayaa qabtay nin afartameeyo jir ah oo looga shakisan yahay inuu dilka gaystay. Sida ay tabisay TT. Booliska ayaa helay  10.53 subaxnimo in...
Waxaa jira dhowr nooc oo tallaal ah oo looga hortago fayraska loo yaqaan 'corona virus'. Qaarkood si fiican ayey u shaqeeyeen. Tani waxay khuseysaa...
Dowladda Denmark, oo ay weheliso xisbiyada mucaaradka, ayaa isku raacay in si tartiib tartiib ah loogu furo safarada badan. Qorshaha dib u furista waxaa loo...
Magaalada Oslo waxay laba toddobaad oo kale ku sii hayn doontaa tallaabooyinka coronavirus-ka laakiin xoogaa xoogaa ayay u fududeyneysaa Xaayiraadaha gaar ahaan carruurta iyo...
Maamulka badda ee Faransiiska ayaa sheegay inay badbaadiyeen 84 qof oo saarnaa afar doon oo isku dayay inay soo gaaraan UK iyagoo ka yimid...
La dagaallanka covid-19 waa shaqo adag. Runti way adagtahay. Taasi waa sababta Wasiirka Caafimaadka ee Austria, Rudolf Anschober, uu hadda u doortay inuu xilka iskaga casilo...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in uu ku biiro dowlad cusub doorashada ka dib sanadka soo socda. Xisbigu maha inuu ka mid ahaado dowladda. Laakiin waxay...
raiisel wasaare Erna Solberg (H) ayaa ku dhawaaqday in howsha dib u furida bulshada Norwey ay bilaabmi doonto todobaadkan. Solberg waxay tiri waxaa jira sedex...