Thursday, April 16, 2026
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in uu ku biiro dowlad cusub doorashada ka dib sanadka soo socda. Xisbigu maha inuu ka mid ahaado dowladda. Laakiin waxay...
raiisel wasaare Erna Solberg (H) ayaa ku dhawaaqday in howsha dib u furida bulshada Norwey ay bilaabmi doonto todobaadkan. Solberg waxay tiri waxaa jira sedex...
Mu’asasada muslimiinta ee Växjö ayaa ku dhawaaqday in dib loo furayo masaajidka magaalada , sanad kadib markii loo xiray sababo la xiriira cudurka faafa ee Corona. “Waxaan raaci doonnaa...
Xaalada Minneapolis ayaa ah mid qasan kadib markii shalay halkaasi lagu dilay nin madow ah waxaana falkaasi raacay dilal kale oo loo geestay wiil...
Dad aad iyo aad u tiro badan ayaa bilaa shaqo ah muddo dheer. Dhawaan 200,000 oo qof oo Iswiidhan jooga ayaa bilaa shaqo la'aan...
Booliska koonfur galbeed ee Jarmalka ayaa helay 7 dhalinyaro tahriibayaal ah oo ku dhexjiray gaari xamuul ah, oo afar kamid ahi ay qaangaar ahaayeen. Tahriibayaasha...
sida muuqata waxaa aad u yaraaneyso tirada dadka Norwegiga iyadoo aysan Muwaadiniinta badankooda aysan rabin dhalmada caruurta badan. Arintaasi waxay keentay in ay yaraato heerka...
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...
Qaxooti la musaafurin lahaa kuna siijeeda Afghanistan ayaa ka dhashay muran xoogan muranka ayaa ku aadan sababo la xiriira xaaladda nabadgelyo ee ka jirta...
Duhurnimadii maanta, Hay'ada SMHI waxay soo saartay digniin heerka labaad ah oo ku saabsan duufaan xoog leh oo ku dhufaneysa Gobolka Gävleborg, habeenkii Isniinta. Khubarada...