Home Wararka Finland Finland oo fududeeneysa Xayiraadaha Saaran Safarada lagu tagayo

Finland oo fududeeneysa Xayiraadaha Saaran Safarada lagu tagayo

0

Dowlada Finland ayaa ugu danbeyn fududeeneysa xayiraadaha saaran wadanka laga bilaabo maalinta bari ah.

Dadka kasoo safraya wadamada Nordic leesku dhaco iyo waliba yurubta kale ayaa loo ogolaanayaa in ay safar ku tagaan wadanka.

Dalka Sweden ayaana loo ogolaaday in safar ku tagi karaan wadanka Finland waliba qeybta shaqaalaha ayaa loo ogolaaday sida warbixinta ku cad.

sida ay ku warameyso warbaahinta  Yle go’anka dowlada ayaa yimid kadib markii dadka ku sugan wadanka badankooda la siiyay talaalka Corona labadiisa qeyb.

Finland ayaa kamid ah wadamada ugu dhimashada yar marka la eego Qaarada Yurub.

Somaliska Helisinke

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here