Home News in English War Deg Deg Ah: Barlamaanka Sweden oo kalsoonida kala noqday Stefan Lövfen

War Deg Deg Ah: Barlamaanka Sweden oo kalsoonida kala noqday Stefan Lövfen

0

Barlamaanka Dalka Sweden ayaa codka kalsoonida u qaaday goor dhow xukuumada Raisal wasaare Stefan Lövfen iyagoo kala laabtay kalsoonida barlamaanka.

ku dhawaad 181 qof ayaa haa ugu codeeyay in la rido dowlada halka 109 qof oo kale ay u codeeyeen maya waxana ka aamusay 51 kale.

kalsooni kala noqoshada Dowlada Sweden ee maanta ayaa noqoneysa taariikhda markii ugu horeesay sweden oo dowlada lagala noqdo kalsoonida Barlamaanka.

natiijada ayaa ka dhigan in Doorasho cusub ay ka dhaceyso wadanka madama la kala diray xukuumada jirtay.

Lasoco waxa soo kordha

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here