Waxaa jira dhowr nooc oo tallaal ah oo looga hortago fayraska loo yaqaan 'corona virus'. Qaarkood si fiican ayey u shaqeeyeen. Tani waxay khuseysaa...
Dowladda Denmark, oo ay weheliso xisbiyada mucaaradka, ayaa isku raacay in si tartiib tartiib ah loogu furo safarada badan.
Qorshaha dib u furista waxaa loo...
Magaalada Oslo waxay laba toddobaad oo kale ku sii hayn doontaa tallaabooyinka coronavirus-ka laakiin xoogaa xoogaa ayay u fududeyneysaa Xaayiraadaha gaar ahaan carruurta iyo...
Maamulka badda ee Faransiiska ayaa sheegay inay badbaadiyeen 84 qof oo saarnaa afar doon oo isku dayay inay soo gaaraan UK iyagoo ka yimid...
La dagaallanka covid-19 waa shaqo adag. Runti way adagtahay.
Taasi waa sababta Wasiirka Caafimaadka ee Austria, Rudolf Anschober, uu hadda u doortay inuu xilka iskaga casilo...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in uu ku biiro dowlad cusub doorashada ka dib sanadka soo socda.
Xisbigu maha inuu ka mid ahaado dowladda. Laakiin waxay...
raiisel wasaare Erna Solberg (H) ayaa ku dhawaaqday in howsha dib u furida bulshada Norwey ay bilaabmi doonto todobaadkan.
Solberg waxay tiri waxaa jira sedex...
Mu’asasada muslimiinta ee Växjö ayaa ku dhawaaqday in dib loo furayo masaajidka magaalada , sanad kadib markii loo xiray sababo la xiriira cudurka faafa ee Corona. “Waxaan raaci doonnaa...
Xaalada Minneapolis ayaa ah mid qasan kadib markii shalay halkaasi lagu dilay nin madow ah waxaana falkaasi raacay dilal kale oo loo geestay wiil...
Dad aad iyo aad u tiro badan ayaa bilaa shaqo ah muddo dheer. Dhawaan 200,000 oo qof oo Iswiidhan jooga ayaa bilaa shaqo la'aan...














