Home Wararka Maanta Wasiirka caafimaadka ee Austria oo iscasilay xilkiisa corona Dartii

Wasiirka caafimaadka ee Austria oo iscasilay xilkiisa corona Dartii

0

La dagaallanka covid-19 waa shaqo adag. Runti way adagtahay.

Taasi waa sababta Wasiirka Caafimaadka ee Austria, Rudolf Anschober, uu hadda u doortay inuu xilka iskaga casilo uu booska uga tago qof kale.

– Waa dhibaatadii caafimaad ee ugu xumeyd muddo tobanaan sano ah, Jamhuuriyadda (Austria) waxay u baahan tahay wasiir 100% diyaar ah. Ma ahan aniga xilligan, ayuu u sheegay BBC .

15-kii bilood ee uu hogaaminayay xaalada corona “waxaan dareemay 15 sano”, ayuu yidhi wasiirka.

Chancellor Sebastian Kurz wuxuu u mahadceliyey Anschober waxana uu yiri “naftiisa ayuu u huray dalkiisa”.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here