Home Wararka Maanta Somali iyo Dad kale oo Madow ah oo lagu dilay Minneapolis

Somali iyo Dad kale oo Madow ah oo lagu dilay Minneapolis

0

Xaalada Minneapolis ayaa ah mid qasan kadib markii shalay halkaasi lagu dilay nin madow ah waxaana falkaasi raacay dilal kale oo loo geestay wiil somali ah iyo gabar somali ah oo iyana la dhaawacay.

Wixii ka danbeeyay dhibaatada ciidan kala duwan gaar ahaan kuwa keydka Mareykanka ayaa halkaasi lagu soo daadiyay si amaanka u sugaan waxaana dadka loo baaqay in guryahooda joogaan.

Dhibaatada taagan ayaa saameyn ku yeelatay Somalida ku ganacsato Minneapolis kuwaasi oo qaar kamid ah Dukaamadooda la jabsaday.

Minneapolis waxaa mararka qaar ka dhaca toogashooyin ay ku dhintaan dadka soo galootiga gaar ahaan somalidda madama ay tahay goob somalida ay aad ugu badanyihiin.

Somaliska Minneapolis

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here