Madaxa Golaha Degaanka Raymond Johansen ayaa ku dhawaaqay in dib u furida Oslo ay noqon doonto mid tartiib tartiib ah loona xakameyn doono.
Johansen ayaa...
Duulimaadkii ugu dambeeyay ee siday qaxooti la aqoonsan yahay oo ka yimid jasiiradaha Giriigga ayaa soo degay Jarmalka, Abriil 22. Diyaaradda waxaa saarnaa 103...
Dowlada Sweden ayaa diidmo siiday dadkii ugu danbaa kuwaasi oo Qaxooti ahaan iskaga dhiibay wadanka dalbadayna Difaac Ama Magangalyo.
Tirakoob lasoo saaray ayaa tilmaamaya in...
Laanta Socdaalka Sweden ayaa go’aamisay, in loo masaafuriyo hooyo iyo caruurteeda gobolka Tigrey ee wadanka ay dagaaladu ragaadiyeen ee Ethiopia , arintaas oo sare u qaaday...
Sida laga soo xigtay Boolisla Örebro waxaa Shil naxdin leh uu la dhacay wadada 205 ee u dhaxeysa Karlskoga iyo Degerfors Shilkaasi oo sababay...
Erlin Armando Mejía Andino oo ka yimid Dalka Honduras. Isaga iyo qoyskiisa oo ka kooban labo ilmo adeero iyo Sadex gabdhood oo walaalo ah...
Magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday toorey oo lagu dilay haweeney katirsaneyd ciidanka booliiska Faransiiska, waxaana weerarkan lagu...
Cutubyada militariga Ruushka ee isbuucyadii la soo dhaafay ku sugnaa xuduudaha Ukraine ee bariga iyo koonfurta ayaa maanta bilaabay inay dib uga baxaan.
Warka waxaa...
Maamulka Maareynta Dijitalka ayaa filaya in shahaadada tallaalka ee 'Corona Swedish' ay diyaar noqon doonto kowda bisha Juun ee soo socota, taas oo ah,...
Qiyaastii 1000 qof ayaa isugu soo baxay banaanka Xaruunta baarlamaanka Denmark ee Copenhagen Arbacadii si ay uga mudaaharaadaan qorshaha dowlada ee ku aadan dib...














