Home Wararka Maanta Sweden oo diidmo siisay Dadkii ugu badnaa ee Qaxooti isku dhiiba Sanadkii...

Sweden oo diidmo siisay Dadkii ugu badnaa ee Qaxooti isku dhiiba Sanadkii hore

0

Dowlada Sweden ayaa diidmo siiday dadkii ugu danbaa kuwaasi oo Qaxooti ahaan iskaga dhiibay wadanka dalbadayna Difaac Ama Magangalyo.

Tirakoob lasoo saaray ayaa tilmaamaya in Dowlada ay go’an ka gaartay 24,000 kun oo Qaxooti ka dalbaday wadanka go’anka ayaa la gaaray Sanadkii hore.

Waxay Dowlada sidoo kale Sharci siisay 7 kun oo kamid ah Dadkaasi halka ay tirada kale la siiyo diidmo.

Sharciyo ku meel gaar ah una dhaxeeya 13 bilood ilaa 3 sano ayay heleen Dadkaasi Qaxootiga ah kuwaas oo horay u heli jiray Sharci abadi ah.

Sweden ayaa kamid ah wadamada Qaxooti ahaan ugu feecan Yurub lakin Sanadihii ugu danbeeyay waxaa jiray isbadal adag oo ku yimid Hanaanka Qaxootiga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here