Saturday, March 21, 2026
20 bisha oo naga xiga 3 maalin waxaa Sweden ka bilaabanaya Sharci Cusub kaasi oo si abadi ah looga isticmaalayo wadankan iyadoo meesha laga...
Horyaalka Kooxda Kubadda Cagta ee Jaaliyada Ereteriya ayaa bilaabanaya maalinta bari ah sida qaar kamid ah xubnaha ay u sheegeen Somaliska. Dhanka kale Ciyaaraha Kuleelaha...
laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta go’aansatay in ay joojiso dhamaan masaafurinta qasabka ah ee lagu sameynayo Dadka Afghanistan sababo la xiriira xaalada amaanka ee sii xumaaneysa ee halkaas ka jirta, maadaama Taliban ay...
Labada gabdhood ee walaalaha ah ee kala ah Benedicte iyo Victoria Myrset, oo 18 iyo 12 jir ahaa, oo ku dhintay danab kula dhacday...
Xili todobaad guduhiisa uu bilaabanayo sharciga Rasmiga ee dhanka socdaalka ayaa hay'ada Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka waxay cadeesay sida lagu heli karo sharciga rasmiga. Si...
Ugu danbeyn Maanta ayaa Xukun lagu riday 28 Qof oo lagu heesto Falal la Xiriir Dambiyo kala duwan sida Dhac, Daraagis iyo Qaarajin. 28 Qof...
laga bilaabo maanta oo Arbaco ah kuna beegan14 Luulyo dhammaan Iswiidhishka, ka weyn da'da 18 sano, balan ayay ka sameysan karaan Talaalka. Uppsala waa degmadii...
Nin ayaa lagu xukumay 60 maalmood oo xabsi ah ka dib markii uu karbaashay, garaacay, laaday xaaskiisa ka dib markii ay isticmaashay Tiktok. Markii ninka...
Sweden waxaa ka dhaca Dambiyo kala duwan waana qodobka ugu weyn ee dowlada horyaala si xal looga gaaro Dadka geesta dambiyada. Siyaasiyiinta kala duwan ee...
Wadanka Germalka ayaa kamid ah wadamada sida aadka ugu fiday xanuunka Corona waxana ilaa hada ka jira Kiisas cusub oo Corona ah. Raisal Wasaaraha Wadanka...