Wednesday, April 22, 2026
Caasimada Jarmalka ee Berlin ayaa ku dhawaaqday inay dooneyso inay soo dhaweyso 500 oo qof oo qaxooti ah, qaxootig ayaa ah Siiriyaan iyo Ciraaqiyiin....
dowlada Norway waxay markale ku dhawaaqday in dib loo dhigay qorshayaasha lagu fududeynayo xayiraadaha Corona ee wadanka ka jira . Dawladu waxay ku sharaxday sababta iyadoo ka walwalsan faafida...
Maxkamada ayaa maanta ku xukuntay dhaqtarka hal sano oo xarig ah kadib markii lagu helay in uu sameyn jiray warqado been abuur ah oo...
Tirokoobyada xafiiska shaqada Arbetsförmedlingen ayaa muujineysain tirada dadka shaqo la'aanta ah inay gaareyso 408.677 kun. Tirooyinkani waxay u dhigmaan heerka shaqo la'aanta oo ah 7.9...
Qarax ayaa ka dhacay magaalada Leverkusen ee dalka Jarmalka saacaddu markay ahayd 09.30 maanta oo salaasa ah Ugu yaraan laba qof ayaa dhaawac culus soo...
Nin Soomaali oo looga shakisanyahay inuu dilay  Nin 52 Jir ah oo aan dhalashadiisa la sheegin ayaa lagu xiray dalka Jarmalka Magaalada Regen oo ka...
qeyb kamid ah Dalalka Sweden iyo Norway ayaa lagu arkay Iftiin kala duwan sida ay warbaahinta u sheegeen dadkii indhahooda ku arkay. Habeenka Sabtida ayaa...
hay'ada Ceymiskta Bulshada ee Försäkringskassan ayaa diiday codsi nin u dhashay Sweden kaasi oo Shaqo la'aan ahaa. Ninkan ayaa shaqadiisa waayay sababo la xiriira Xanuun...
iyadoo 20 bishan uu dhaqan galay sharci cusub oo dhanka socdaalka la xiriira waxaa sharcigaasi kamid ahaa mideynta Qoysaska si qofka loogu keeni Qoyskiisa...
Agaasinka soo galootiga dalkan Norway (UDI) iyo gudiga racfaanada soo galootiga (UNE) ayaa go aansaday in la joojiyo ku laabashada qasabka ah ee Afghanistan...