Wednesday, April 22, 2026
Nuur Axmed Nuur ayaa Qoraal uu soo dhigay Barta Facebook looga ceyriyay imaamnimadiisa Masaajidka Minhaajul Quraan. Imaamka ayaa 12 sano imaam ka ahaa masjidka lakin...
Booliska xuduuda Sweden ayaa xaqiijiyay inay hirgalin doonaan go’aamada masaafurinta magangalyo doonka la diiday iyo kuwa ka soo horjeeda go’aaminta masaafurinta sida ugu dhaqsaha badan. Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo...
Qaxooti badan ayaa ku sugan Wadanka Giriiga waxana ay doonayaan in ay soo galaan wadamada Yurub iyagoo isticmaalaya dhanka dhulka. Dowlada Hungry ayaa dhawaan xirtay...
Waqtiga sugitaanka Jawaabaha waa mid kamid ah dhibaatooyinka ay dareemayaan dad badan oo go'ano ka sugaya laanta Socdaalka. Radio Ekot ayaa hada daaha ka rogay in...
inkastoo ay wali cakirantahay hadana Qareenka Mahad Abiib ayaa u waramey TV2-ga Dalka Norway isagoo u sharaxay sida Mahad Abiib loogu tuntay Xaquuqdiisa. Qareenka waxaa...
Sida uu Booliska Sweden ku sheegay Boga internet-ka ay ku leeyihiin waxaa dhintay mid kamid ah labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo lagu...
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa cadeesay sharuudaha looga baahanyahay Caruurta si ay u helaan Deganaanshaha Rasmiga iyadoo la raacayo sharciga bilowday 20 july. Laanta Socdaalka ayaa...
Booliska Spain ayaa xiray Domenico Paviglianiti, oo ka mid ah hogaamiyayaasha mid ka mid ah ururada maafiyada ee ugu weyn dunida ee 'Ndrangheta', sida ay qoreen warbaahinta...
Hay'ada CSN ayaa wax ka badshey qaabka lagu amaahan karo lacagta lagu barto kaarka gaari wadista ee wadanka sweden. Lacagta amaahda ayaa loo ogolaa qofka...
Mas'uuliyiinta Austria ayaa tixgaliyay Talaadadii go'aanka Maxkamadda Yurub ee Xuquuqda Aadanaha (ECHR) ee dib loogu dhigay masaafurinta nin Afgaanistaan ​​ah maadaama "xaaladda amniga" ee...