Sunday, March 22, 2026
Ardayda wax ka barata Sweden ayaa loo ogolyahay lacag deyn ah oo ay dib u bixiyaan marka ay dhameestaan Waxbarashada. Dowlada ayaa hada soo jeedisay...
Greece ayaa sheegay Jimcihii maanta inay baari doonto wararka sheegaya in qaar ka mid ah Muhaajiriinta si sharci darro ah dib loogu celiyo xadka,...
Qarax Ismiidaamin ah, ayaa Jimcihii maanta lagu qaaday Masjid ku yaalla Gobolka Kunduz ee Waqooyi -bari Afgaanistaan, waxaana ku dhintay 46 qof, halka ay...
Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay Talaalka nuuca Moderna gaar ahaan in lagu talaalo dadka da'dooda ka hooseyso 30 sano jirka. Dhoor sabab ayaa...
mudo sanad iyo bar dowlada Norway waxay si rasmi ah u furtay Xadka dalkeeda ee la wadaagto Dalka Sweden. Mudada uu xadka xirnaa waxaa wadooyinka...
Erlin Armando Mejía Andino ayaa iska dhiibay dalka Sweden isagoo kasoo cararay Dalka Honduras. Hay'ada laanta socdaalka ayaa diidmo siisay kadib markii kiiskiisa ay u...
Imtixaanka Luuqada ayaa laga qaadayaa Shaqaalaha ka Shaqeeya Goobaha Dugsiyada Xanaanada Caruurta sida uu ku waramayo Talafashinka SVT. Dowlada Hoose Lindsbury ee Örebro ayaa ah...
Habeenka Xalay waxaa magaalada Linköping gaar ahaan Nawaaxiga Lambohov lagu toogtay nin da'diisa lagu sheegay 35 sano jir sida Booliska uu ku qoray Bartiisa...
Faransiiska ayaa afar Afgaanistaan ​​ah dib ugu celiyay Bulgaria Isniintii iyadoo la raacayo Xeerka Dublin kaas oo u oggolaanaya magangelyo -doonka in dib loogu...
Isticmaalayaasha shabakadaha bulshada ee Facebook, Instagram, Messenger iyo WhatsApp ayaa wajahaya dhibaatooyin farsamo oo sababay in la joojiyo adeegyada shabakadahaan. Isticmaalayaasha adduunka oo dhan waxay ku adkaatay furitaanka...