Home Wararka Maanta Qof lagu toogtay Magaalada Linköping ee Sweden

Qof lagu toogtay Magaalada Linköping ee Sweden

0

Habeenka Xalay waxaa magaalada Linköping gaar ahaan Nawaaxiga Lambohov lagu toogtay nin da’diisa lagu sheegay 35 sano jir sida Booliska uu ku qoray Bartiisa Internet.

Booliska ayaa helay xog ku aadan in toogasho ka dhacday nawaaxigaasi markaasi oo goobta gaareen uguna tageen media ninkan lagu sheegay 35 sano jirkan.

Warbixinta Booliska ayaa lagu sheegay in aysan jirin qof loo qabtay Falkaasi toogashada isla markana ay wadaan baaritaan ku aadan Falkaasi.

Sweden ayaa hada wajaheysa Dadaal ay ku dooneyso hakinta Dilalka ka dhaca wadanka gaar ahaan toogashooyinka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here