Thursday, April 23, 2026
ugu danbeyn Xukun ayaa laga gaaray Haweeney 50 sano jir ah oo lagu eedeeyay in ay awooda shaqadeeda u isticmaasho nin Qaxooti ah si...
ilaa boqol qof ayaa isugu soo baxay fagaaraha Rinkeby ee duleedka magaalada, habeenimadii jimcaha, si ay u garab istaagaan qoysaska dhibanayaasha dambiyada rabshadaha wata,...
Saacadda waxaa dib loo dhigi doonaa hal saac, waxana isbadalka uu Dhicidoonaa Habeen Sabtida Hooyaneyso Axada soo Galeyso ee 30-31 Bisha marka ay tahay...
Tiro dhalinyaro soo galooti ah ayaa iskaa wax u qabso ah ka sameeyay mid ka mid ah aagagga gobolka Dalarna, si loo caawiyo waayeelka. "Aniga...
Dawladda Sweden waxay kordhisay, xayiraadaha safarka ee Sweden ee wadamada gudaha iyo dibadda ee Midowga Yurub, oo bilaabmaya 31ka Oktoobar. Halka kordhintaan ay ku jirto ka reebis cusub oo...
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa filaysay in dalka uu qaabili doono tiro yar oo qaxooti ah inta u dhaxaysa 2021 ilaa 2022, iyadoo xustay in...
Laga bilaabo Noofambar 8 dadka soo booqda ee qaangaarka ah ee Maraykanka waxay u baahan doonaan in si buuxda looga tallaalo COVID-19 marka laga...
Inkastoo Dhibaatada Corona ay yaraatay Hadana Dadka ugu badan ayaa dareemaya dhibka ka heesta Urta. Ilaa Labo Xaruumood ayaa ka jira Stockholm kuwaasi oo Lagu...
Sida ay Shaaca ka Qaadeen Maamulka Degmada Stockholm waxaa jira Dukaamo lagu Qayaamay Hilibka Doofaarka iyagoo dalbaday hilibka Caadig. Tusaale marka ay Dukaamadan dalbadaan hilibka...
Xaalada Sweden ayaa ka sii dareysa tan iyo markii ay dilalka ku sii bateen Wadanka waxana dhawaan dhacay dilkii ugu Argagaxa badnaa markaasi oo...